Tuesday, March 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha SoDMA oo kula la qaatay wafdi ka socday Hay’adda UNOCHA

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha SoDMA oo kula la qaatay wafdi ka socday Hay’adda UNOCHA
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa maanta xarunta hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ku qaabilay Wafdi Sare oo ka socday Hay’adda UN OCHA, kaas oo uu hoggaaminayey Madaxa hay’adda ee Xafiiska Soomaaliya .

Labada dhinac ayaa kulankooda uga wada hadlay halka uu marayo qaban-qaabada shirka Madasha arrimaha beni’aadannimada kaas oo lagu wado in Muqdisho ka furmo,  Arrimaha ka hortagga leexsashada gargaarka, qorshaha fog ee ha’yadda uga aaddan maareynta musiibooyinka iyo xal u helidda Barakacyaasha.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026

Sidoo kale waxaa kulanka lagu xusay in la sii wado Arrimaha lacagaha Cadaanka ah ee (Cash Program) ee la siinayo dadka barakacyaasha ah, iyada oo la isku raacay xal in laga gaaro Arrimaha lacagaha Cadaanka ah hada kadibna laga sameeyo doodo iyo kulamo u qaas ah.

Previous Post

Shir looga hadlayay go’aamo ka soo baxay Sacuudiga oo lagu qabtay Xafiiska Arrimaha Xajka ee Wasaaradda Awqaafta

Next Post

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo qaabilay wafdi ka socda Jarmalka oo uu kala hadlay sare u qaadidda xiriirka labo dal

Next Post
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo qaabilay wafdi ka socda Jarmalka oo uu kala hadlay sare u qaadidda xiriirka labo dal

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo qaabilay wafdi ka socda Jarmalka oo uu kala hadlay sare u qaadidda xiriirka labo dal

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qayb galay munaasabadda maamuuska iyo abaalmarinta barnaamijka “Daaci...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS oo si KMG ah maamul cusub ugu magcaawday Gobolka Shabeellada Hoose.

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho ku qaabishay ku xigeenka xafiis...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

March 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay danjireyaasha iyo wakiillada hay'adaha caalamiga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In