Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha SoDMA oo xafiiskiisa ku qaabilay wakiilka barnaamijka cunnada adduunka ee Soomaaliya

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha SoDMA oo xafiiskiisa ku qaabilay wakiilka barnaamijka cunnada adduunka ee Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Mudane. Maxamuuud Macallin Cabdulle oo uu wehliyo Guddoomiye ku xigeenkiisa, Dr. Axmed Cabdi Aadan, ayaa xarunta dhexe ee SoDMA ku qaabilay wakiilka Barnaamijka Cunnada Adduunka ee Soomaaliya Mudane El-Khidir Daloum.

Kulanka oo sidoo kale ay qeyb ka ahaayeen ku xigeenkii madaxa WFP ee Soomaaliya Mudane. Baimankay Sankoh oo hadda xafiiska banneynayay iyo Mudane. John oo shaqada kala wareegaya ayaa diiradda lagu saaray sidii loo adkeyn lahaa wada shaqeynta labada dhinac, loona dardar galin lahaa iskaashiga dadaallada bani’aadannimo.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Guddoomiyaha iyo Guddoomiye ku xigeenka Hay’adda SoDMA, ayaa si weyn uga mahad celiyay Md. Baimankay shaqada hagar la’aaneed ee uu ka qabtay dalka inti uu xafiiska joogay, isagoo dhanka kale Md. John u rajeeyay la qabsi degdeg ah, una ballan qaaday wada-shaqeyn sarreysa.

Previous Post

Xildhibaan Fowsiyo oo shaacisay inay u tartamayso xilka Guddoomiyaha Midowga Afrika

Next Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyey Shirka Isbeddelka Cimilada Adduunka “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyey Shirka Isbeddelka Cimilada Adduunka “SAWIRRO”

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyey Shirka Isbeddelka Cimilada Adduunka "SAWIRRO"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In