Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Xariirka kubadda Cagta Soomaaliyeed oo Gaaray Gaalkacyo 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
2 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Xariirka kubadda Cagta Soomaaliyeed oo Gaaray Gaalkacyo 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Xasan iyo Agaasimayaal Ka tirsan Dowladda Hoose oo garoonka Diyaaradaha Gaalkacyo, kusoo dhaweeyay Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya Cali Shiine iyo kuxigeenkiisa.

Duqa Degmada Gaakacyo Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Xasan iyo Agaasimayaal ka tirsan Dowladda Hoose , Guddoomiyaha Degmada Hobyo iyo bahda Ciyaaraha Degmada Gaalkacyo, ayaa garoonka Diyaaraha Gaalkacyo, kusoo dhaweeyeen Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Soomaaliyeed Cali Cabdi Maxamed ( Cali Shiine ) iyo Guddoomiye ku xigeenka Xiriirka kubadda Cagta Soomaaliyeed oo uu weheliyo Gudoomiyaha Xiriirka kubadda Cagta Galmudug,kuwaas oo Magaalada Gaalkacyo u yimid bilowga Dhismaha Garoonka kubadda Cagta Cabdullaahi Ciise.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Xasan iyo Agaasimaha Arimaha Bulshada Maamulka Degmada Gaalkacyo Daahir Maxamuud Cilmi,ayaa kusoo dhaweeyay mas’uuliyiin ka socoto Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Guddoomiye Cali Shiine, ayaa sheegay in uu Gaalkacyo u yimid ka dhabeynta dhismaha Garoonka Kubadda Cagta ee Cabdullaahi Ciise oo bishaan inta aysan dhamaan Dhismihiisa si rasmi ah loo bilaabi doono.

Previous Post

Waddo interlock ah oo laga dhagax dhiggay Dagmada Yaaqshiid

Next Post

Kulan lagu dhiiragalinayay dhallinyaro Soomaaliyeed oo lagu qabtay Rotterdam

Next Post
Kulan lagu dhiiragalinayay dhallinyaro  Soomaaliyeed oo lagu qabtay Rotterdam

Kulan lagu dhiiragalinayay dhallinyaro Soomaaliyeed oo lagu qabtay Rotterdam

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In