Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiye Abshirow oo ka qaybgalay shirweynaha 8-aad ee Midowga Baarlamaanka Ururka Islaamka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Guddoomiye Abshirow oo ka qaybgalay shirweynaha 8-aad ee Midowga Baarlamaanka Ururka Islaamka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee golaha Shacabka Baarlamaanka JS mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa ka qaybgalay shirka 18-aad ee Midowga Baarlamaanada URURKA ISKAASHIGA ISLAAMKA (PUIC) “Parliamentary Union of the OIC Member States (PUIC)” Guddoomiyha waxaa shirkaan ku wahlinaya Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka jamhuuriyada Federalka ee Soomaaliya Shirkan oo looga hadlayay Isbadalka Cimilada Aduunka ayaa waxa uu ka socdaa Magaalada abidjan ee Caasimadda Wadanka Ivory Coast

Intaas Kadib Guddomiyaha oo hadal kooban ka jeediyay shirka ayaa ka war bixiyay xaaladda Arrimaha Soomaaliya iyo sidoo kale heshiis beenaadkii ay galeen Itoobiya iyo Soomaaliland, isku dayga xad-gudka Qaranimada, Madax-bannaanida iyo Midnimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waxuuna sheegay in Itoobiya ay jibisay inay ilaaliso xeerarka iyo mabaadiida deris-wanaagga, ixtiraamka Madaxbanaanida dhuleed ee Dowladda Soomaaliya.

Related posts

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026

Gabagabadii shirka Midowga Baarlamaanada Ururka Iskaashiga Islaamka (PUIC) ayaa lagu caddeeyay inay si buuxda u diideen heshiis beenaadkii ay galeen Itoobiya iyo Soomaaliland, isku dayga lagu xad-gudbay Qaranimada, Madax-bannaanida iyo Midnimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waxayna soo jeediyeen Itoobiya inay ilaaliso xeerarka iyo mabaadiida deris-wanaagga, ixtiraamka Madaxbanaanida dawladaha, iyo in aan la faragelin arrimahooda gudaha si loo helo amni iyo xasilooni ka dhalata gobolka.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay xilal cusub

Next Post

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kulan mira dhal ah la qaatay Wasiirka Arrimaha dibadda Tanzania

Next Post
Wasiirka Warfaafinta XFS oo kulan mira dhal ah la qaatay Wasiirka Arrimaha dibadda Tanzania

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kulan mira dhal ah la qaatay Wasiirka Arrimaha dibadda Tanzania

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa gaaray magaalada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In