Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiye Abshirow oo xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha G/Wakiilada Hirshabeelle 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Guddoomiye Abshirow oo xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha G/Wakiilada Hirshabeelle 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiye Ku-Xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyha Golaha Wakiiladda Hirshabelle Mudane Cabdixakiin Xaaji Maxamed luqmaan iyo xubno ka tirsan xildhibaanadda Baarlamaanka Hirshabelle iyo xoghayaha Baarlamaanka Hirshabelle.

Guddoomiye Abshirow, ayaa ugu horeyn ka wareystay xaalada guud ee deegannada Hirshabelle iyo halka uu marayo dadaalada lagu sifeeynayo kooxda khawaarijta Argagaxisada ah.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026

Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Hirshabelle, ayaa dhankiisa ka warbixiyay xaaladaha amni iyo mida guud ee deegaannada Hirshaballe, isagoo sheegay in meel wanaagsan ay marayaan ladagaallanka Khawaarijta, iyada oo na dhowaan ka bilaaban doona wajiga labaad ee dib u xorreynta dalka.

Ugu dambeyntii Guddoomiye Abshiroow, ayaa u mahadceliyay Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Hirshabelle iyo xubnaha kale ee la socday, asigoona sheegay in ay wada shaqeyntooda ay sii xoojin doonaan diyaarna u yahiin wax waliba oo lagu hormarinayo deeganada Hirshabelle.

Previous Post

Dowladda Qatar iyo Jaamacadda UPEACE oo kala saxiixday heshiis taariikhi ah oo la xiriira deeq Waxbarasho oo heerka PHD ah

Next Post

Wasiir Biixi Iimaan Cige oo ka qeyb-galay shirka Wasiirada shaqada ee Jaamacadda Carabta

Next Post
Wasiir Biixi Iimaan Cige oo ka qeyb-galay shirka Wasiirada shaqada ee Jaamacadda Carabta

Wasiir Biixi Iimaan Cige oo ka qeyb-galay shirka Wasiirada shaqada ee Jaamacadda Carabta

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In