Sunday, October 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiye Basma Caamir oo daah furtay tababar loo qabtay Howlwadeennada Arrimaha Bulshada dowladda Hoose

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Guddoomiye Basma Caamir oo daah furtay tababar loo qabtay Howlwadeennada Arrimaha Bulshada dowladda Hoose
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiye Ku-xigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta Maamulka Gobolka Banaadir Marwo Basma Caamir Axmed (Jakeeti) ayaa maanta daah furtay Tababar soconaya muddo 4 maalin ah oo ay soo qaban qaabiyeen Machadka Dowladda Hoose ee Xamar, kaasi oo  ku saabsan daadejinta Adeeg Bixinta Arrimaha Bulshada.

Tababarkaan ayaa waxaa ka qeybgalay Guddoomiye Kuxigeenada Arrimaha Bulshada ee 17 Degmo, Sedexda Deegaan, Howlwadeennada Xafiiska Arrimaha Bulshada, Caafimaadka, Dad dhigista iyo Waxbarashada, iyadoona lagu Baranayo Adeeg bixinta Arrimaha Bulshada sida; Adeegyada Aas-aasiga ee Caafimaadka, Waxbarashada iyo Guud ahaan Adeegyada Bulshada ay ku leeyihiin Dowladdaha Hoose.

Related posts

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026

Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar ayaa horey Wasaaradaha Waxbarashada iyo Caafimaadka kala soo wareegtay adeegyada Waxbarasho iyo Caafimaadka, taasi oo maamulka ay ka go’an tahay in lasii daadejiyo si Bulshada ay u helaan adeegyada Aas-aasiga ah.

Previous Post

Wasiirka warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo kulan la qaatay Safiirka dalka Shiinaha

Next Post

Dhismaha wasaaradda Qorsheynta ee DFS oo loogu magac-daray AUN Xuseen Ceelaabe Faahiye

Next Post
Dhismaha wasaaradda Qorsheynta ee DFS oo loogu magac-daray AUN Xuseen Ceelaabe Faahiye

Dhismaha wasaaradda Qorsheynta ee DFS oo loogu magac-daray AUN Xuseen Ceelaabe Faahiye

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xafiiska...

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

October 4, 2026
0

Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Galmudug, gaar ahaan Waaxda Hydrometeorology, waxay soo saartay saadaasha roobabka ee muddada 04 ilaa...

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

October 4, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Galmudug, Mudane Abdullaahi Maxamed Daahir, ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In