Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiye Cabdi Xaashi oo ku baaqay in la qoro Riwaayadaha ay sameeyaan Abwaaniinta Soomaaliyeed+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Guddoomiye Cabdi Xaashi oo ku baaqay in la qoro Riwaayadaha ay sameeyaan Abwaaniinta Soomaaliyeed+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamanka Soomaaliya mudane; Cabdi Xaashi C/llaahi, ayaa Maanta ku baaqay in la qoro, lana keydiyo Riwaayadaha ay sameeyaan Abwaaniinta Soomaaliyeed, si ay Bulshadu u barato Taariikhda Fanka Soomaaliyeed.

Guddoomiyaha oo ka qeyb galay xuska Sanad guurada 21-aad ee Golaha Abwaannada Soomaliyeed oo 19 September, oo qabtay  xarunta Academyada cililmiga Fanka iyo Suugaanta, ayaa ku dheeraaday baahida loo qabo keyd Fan iyo Suugaan ah oo buuxa.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Mudane;Cabdi Xaashi, ayaa sheegay in Taariikhda Fanka ee Caalamku ay leedahay keyd isugu jira mid duuban iyo mid qoran, halka Soomaaliyana anay jirin cid isku howsha, isagoo ku baaqay in dhammaan Suugaanta Soomaaliyeed loo sameeyo diiwaanno, si loo tixraaco uguna faa’iideystaan Ardayda wax ka barata Dugsiyada iyo Jaamacadaha Dalka.

Waasirka warfaafinta  dhaqanka iyo dalxiiska Soomaliya mudane; Mohamed Cabdi Xayir (Maareeye), oo kulankaasi ka qeyb galay ayaa isna sheegay in Abwaanka Soomaliyeed uu yahay mid aan sinnaba looga maarmin marka la eego xagga wacyi gelinta Bulshashada, isagoo xusay in ay door weyn ay ka ciyaareen baraarujinta Dad weynaha.

Wasiir, Maareeye ayaa sheegay in ay wasaaraddiisu si buuxda ula shaqayn doonto golaha Abwaaniinta Soomaaliyeed.

Previous Post

Hawl-wadeenada Madaxtooyada Qaranka oo maanta ka qeyb qaatay Barnaamijka ISXILQAAN

Next Post

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Guddoomiyay shir looga hadlay amniga iyo xoreynta Dalka

Next Post
Ra’iisul Wasaare Khayre oo Wasiiro u magacaabay Wasaaradaha Warfaafinta iyo Ganacsiga

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Guddoomiyay shir looga hadlay amniga iyo xoreynta Dalka

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In