Saturday, April 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiye Cumar Filish oo kormeeray Xarunta Waaxda Waxbarashada ee Dowladda Hoose

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Guddoomiye Cumar Filish oo kormeeray Xarunta Waaxda Waxbarashada ee Dowladda Hoose
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Caasimadda Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Kormeeray Xarunta Waaxda Waxbarashada ee Dowladda Hoose ee Xamar,

Ujeedka ugu weyn ee kormeerkaan ayaa waxa uu ahaa ugu kuur galida howlaha shaqo ee ka socda Xarunta Waaxda Waxbarashada ee maamulka Gobolka Banaadir.

Related posts

Soomaaliya oo ka qaybgashay Shirka Madasha Caalamiga ah ee Gaadiidka iyo Saadka ee dalka Ruushka

Soomaaliya oo ka qaybgashay Shirka Madasha Caalamiga ah ee Gaadiidka iyo Saadka ee dalka Ruushka

April 4, 2026
Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee maamulka KGS oo kulamo la qaatay Waxgaradka iyo Odayaasha maamulkaasi

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee maamulka KGS oo kulamo la qaatay Waxgaradka iyo Odayaasha maamulkaasi

April 4, 2026

Kormeerkaasi kadib duqa Mogadishu Cumar Filish ayaa kula dardaarmay agaasimaha iyo shaqalaha Waaxdaasi in la dhirigeliyo horumarinta waxbarashada Gobolka Banaadir , si bulshada ku nool Caasimadda ay uhelaan waxbarasho tayo leh,iyo in lala dagaalamo jahliga sido kale waxaa sheegay in muhiim ay tahay kor uqaadista aqoon bulshada ayuu ku daray Guddoomiye Cumar Filish.

Maamulka gobolka banaadir ayaa waxaa ka go’an Ka shaqeynta horumarinta caasimada, Amniga, Nabada, Nadaafada, bilic soo celinta iyo kor uqaadista aqoon bulshada Soomaaliyeed ee ku nool Caasimadda iyo sidoo kale wacyigilin bulshada Soomaaliyeed.

Tags: Guddoomiye Cumar Filish oo kormeeray Xarunta Waaxda Waxbarashada ee Dowladda Hoose
Previous Post

Wasiirada Maaliyadda iyo Gashaandhiga oo kawada hadlay Arrimaha Dib u habeynta Ciidanka Xoogga+Sawirro

Next Post

Guddoomiye Mursal oo la kulmay Madaxweynayaashii hore ee Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif

Next Post
Guddoomiye Mursal oo la kulmay Madaxweynayaashii hore ee Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif

Guddoomiye Mursal oo la kulmay Madaxweynayaashii hore ee Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif

Soomaaliya oo ka qaybgashay Shirka Madasha Caalamiga ah ee Gaadiidka iyo Saadka ee dalka Ruushka

Soomaaliya oo ka qaybgashay Shirka Madasha Caalamiga ah ee Gaadiidka iyo Saadka ee dalka Ruushka

April 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO(St.Petersburg-Russia):-Soomaaliya ayaa sanadkan waxa ay ka qaybgashay Shirka Madasha Caalamiga ah ee Gaadiidka iyo Saadka ee dalka Ruushka. Maareeyaha...

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee maamulka KGS oo kulamo la qaatay Waxgaradka iyo Odayaasha maamulkaasi

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee maamulka KGS oo kulamo la qaatay Waxgaradka iyo Odayaasha maamulkaasi

April 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed, Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa kulan la qaatay qaar ka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo ka wada magaalada Baydhaba

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo ka wada magaalada Baydhaba

April 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaal Soomaaliye Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ,ayaa kulamo muhiim ah ka wada magaalada Baydhaba ee caasimadda kumeel...

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In