Saturday, April 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiye Cumar Filish oo warbixin ka dhageystey guddiga loo saaray xarumaha caafimaadka ee ku yaalla Muqdisho “SAWIRRO”

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Guddoomiye Cumar Filish oo warbixin ka dhageystey guddiga loo saaray xarumaha caafimaadka ee ku yaalla Muqdisho “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta warbixin ka dhageystey guddiga loo saaray in ay ka soo tala bixiyaan sida ugu haboon ee maamulka gobolka Banaadir ula wareegi lahaa xarumaha bixiya adeegyada caafimaadka iyo daryeelka bulshada ee ku yaalla magaalada Muqdisho.

Kulanka waxaa goob jog ka ahaa laba guddi oo ka kala socoday gobolka Banaadir iyo Wasiirka wasaaradda caafimaadka Fowsiya Abiikar Nuur waxaaa warbixin looga dhageestay guddiga.

Related posts

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo soo magacawday Guddiga Farsamada ee Dib-u-heshiisiinta KGS

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo soo magacawday Guddiga Farsamada ee Dib-u-heshiisiinta KGS

April 11, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Isimada Puntland

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Isimada Puntland

April 11, 2026

Kulanka waxaa ugu horeen hadal ka jeedisay Wasiirka wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya Fowsiya Abiikar Nuur oo tilmaamtay in guddiga ay shaqa wanaagsan hayaan ay na soo bandhigeen qeybtii ugu horeeysay.

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir Cumar Filish ayaa amaanay warbixinta guddiga soo gudbiyeen isagoo sheegay in maamulka gobolka Banaadir ay ka go’antahay maamulida xarumaha caafimaad ee gobolka Banaadir lana hormarindoono .

Previous Post

Howlgal ka dhacay gobolka Baay oo lagu khaarijiyay xubno ka tirsan Al-Shabaab

Next Post

Madaxweynaha Puntland oo Daah Furay Shirweynaha Saddexaad Ee Deegaanka Iyo Isbedelka Cimilada Puntland “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha Puntland oo Daah Furay Shirweynaha Saddexaad Ee Deegaanka Iyo Isbedelka Cimilada Puntland “SAWIRRO”

Madaxweynaha Puntland oo Daah Furay Shirweynaha Saddexaad Ee Deegaanka Iyo Isbedelka Cimilada Puntland “SAWIRRO”

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo soo magacawday Guddiga Farsamada ee Dib-u-heshiisiinta KGS

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo soo magacawday Guddiga Farsamada ee Dib-u-heshiisiinta KGS

April 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS ayaa magacowday Guddiga Farsamada ee wada-hadalka iyo dib-u-heshiisiinta Koonfur Galbeed. Guddigan farsamo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Isimada Puntland

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Isimada Puntland

April 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan soo dhaweyn ah u sameeyay isimada Puntland, oo ay...

Wafdi ka socda Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo ka qaybgalay Shirka Arrimaha Bariga Africa

Wafdi ka socda Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo ka qaybgalay Shirka Arrimaha Bariga Africa

April 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wafdiga ka socday Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ee ka qeybgalay shirka Arrimaha Bariga Afrika ee ay martigelisay Jaamacadda Yangzhou ayaa...

Dowladda Soomaaliya oo dib dalka ugu soo celinaysa 400 Muwaadiniin Soomaaliyeed oo sugan Libya

Dowladda Soomaaliya oo dib dalka ugu soo celinaysa 400 Muwaadiniin Soomaaliyeed oo sugan Libya

April 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cali, ayaa kulan wadatashi ah la yeeshay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In