Sunday, October 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Cabdixakiin Cumar Cabdulle oo loo magacaabay Guddoomiyaha cusub ee Degmada Hiliwaa

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka, Xulashada
0
Cabdixakiin Cumar Cabdulle oo loo magacaabay Guddoomiyaha cusub ee Degmada Hiliwaa
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Cabdixakiin Cumar

Wareegto ka soo ka baxday Wasaaradda arrimaha gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa xilka looga qaaday guddoomiyihii degmada Hiliwaa Maxamed Axmed Xaashi โ€œQoslaayeโ€ iyadoo xilka Guddoomiyaha Degmada Hiliwaa loo magacaabay Mudane Cabdixakiinย Cumar Cabdulle Axmed.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

October 25, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo shaacisay natiijada baaritaanada EBOLA

October 25, 2026

Wareegtada ayaa u qorneyd sida tan:

Ujeeddo: Magacaabisย Guddoomiyaha degmada Heliwaa

Wasiirka arrimaha gudaha iyo Federaalka,

Markuu arkay : Dastuurka KMG Qodobkiisa 102aad

Markuu arkay: Sharci Lr, 19, Qodobka 6aad ee soo baxay 14/08/1963 maamulka Gobolada iyo degmooyinka Dalka.

Markuu arkay: Sharci lr, 116, ee soo baxay, 24/07/2013 Maamulka Gobolada iyo degmooyinka Dalka

Markuu arkay: Warqadda Lr, DH/MG/GGDM/1/381/16 ee baxday 28/12/2016 Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho, oo ku saabsaneyd soo jeedinta Magacaabista Guddomiyaha degmada Hiliwaa iyo xil ka qaadista Guddoomiyihii hore ee degmada.

Wuxuu xeeriyay,

Qodobka 1aad

In laga bilaabi maanta oo ay taariikhdu tahay 29/12/2016 loo magacaabay xilka Guddoomiyaha degmada Hiliwaa C/xakiin Cumar Cabdulle, isla markaana xil ka qaadis lagu sameeyay Guddoomiyaha hadda xilka haya, Maxamed Axmed Xaashi.

Qodobka 2aad

Xeerkan waxa uu dhaqan galayaa marka uu saxiixo Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka.

Guddoomiyaha cusub ee degmada Hiliwaa Cabdixakiin Cumar Cabdulle oo ka tirsan shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta, gaar ahaan Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed SONNA, ย ayaa horyaalla howlo adag oo xagga shaqada ah.

Halkan ka akhriso Wareegtada magacaabista

Wareegto

Previous Post

Xildhibaan Jawaari Oo Si Rasmi Ah U Aqbalay In Uu Noqdo Musharax U Taagan Guddoomiyaha Baarlamaanka โ€œDAAWOโ€

Next Post

Guddiga qaban qabada doorashada guddoonka golaha shacabka oo warbixin laga dhageystay

Next Post
Guddiga qaban qabada doorashada guddoonka golaha shacabka oo warbixin laga dhageystay

Guddiga qaban qabada doorashada guddoonka golaha shacabka oo warbixin laga dhageystay

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

October 25, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa Ka qeybgalay munaasabadda xil-wareejinta Wasaaradda...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo shaacisay natiijada baaritaanada EBOLA

October 25, 2026
0

Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa shaacisay natiijada baaritaanada Ebola iyo dhammeystirka habraacyada karantiilka Muwaadinkii Soomaaliyeed ee la xaqiijiyo in uu xiriir...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shir muhiim ah kaga qayb galaya dalka Azerbaijan

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shir muhiim ah kaga qayb galaya dalka Azerbaijan

October 25, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta u amba baxay magaalada...

Hayโ€™adda NISA oo gacanta ku dhigtay eedeysane bom gacmeed ku tuuray bar koontarool

Hayโ€™adda NISA oo gacanta ku dhigtay eedeysane bom gacmeed ku tuuray bar koontarool

October 24, 2026
0

Ciidamada Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya ciidamada kale ee amniga, ayaa gacanta ku dhigay Cabdisalaan Yacquub Nuur...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In