Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiye Ibraahim Dheere oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay Dakhliga dowladda Hoose+Sawirro

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Guddoomiye Ibraahim Dheere oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay Dakhliga dowladda Hoose+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shir looga hadlayay kor u qaadista Dakhliga dowladda hoose ayaa maanta lagu qabtay Hoolka shirarka xafiiska Maamulka iyo Maaliyadda xarunta dowladda Hoose ee Xamar.

Shirkaan oo uu shir guddoominayay Guddoomiye ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir Ibraahim Cumar Mahad alle (Ibraahim dheere) ayaa waxaa looga hadlay sidii loo kordhin lahaa Dakhliga dowladda hoose, waxaana goobjoog ka ahaa agaasimeyaasha hoos yimaad xafiiska guddoomiye ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Waaxda Canshuuraha dowladda Hoose ee Xamar ayaa soo bandhigtay qaabka ay u qaadaan canshuuraha iyo sida ay uga fogaadaan musuq maasuqa,iyagoo isticmaalaya tiknoolajida casriga ah ee lagu hubiyo gaadiidka bixiya Canshuurta iyo kuwa aan bixin.

Guddoomiye Ibraahim Cumar Mahad alle oo ka hadlay shirka ayaa agaasimayaasha faray in la dardar geliyo uruurinta canshuuraha si adeegyada muhiimka  ah loogu qabto bulshada ku nool Caasimadda.

Tags: Ibraahim dheereseyd omar sheikh ismail
Previous Post

Ciidamada Xoogga dalka oo kala dhex gelaya Beello walaallo ah oo ku dagaalamaya Gobolka Mudug.

Next Post

Danjiraha Soomaaliya ee Suudaan iyo wasiirka Xanaanada Xoolaha dalkaasi oo ka wada Hadley arrimo dhowr ah+sawirro

Next Post
Danjiraha Soomaaliya ee Suudaan iyo wasiirka Xanaanada Xoolaha dalkaasi oo ka wada Hadley arrimo dhowr ah+sawirro

Danjiraha Soomaaliya ee Suudaan iyo wasiirka Xanaanada Xoolaha dalkaasi oo ka wada Hadley arrimo dhowr ah+sawirro

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In