Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiye Ibraahin Dheere oo ka qeyb galay Munaasabad xil wareejin ah oo ka dhacday Xarunta Gobolka Banaadir+Sawirro

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Guddoomiye Ibraahin Dheere oo ka qeyb galay Munaasabad xil wareejin ah oo ka dhacday Xarunta Gobolka Banaadir+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiye ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda gobolka Banaadir mudane, Ibraahin Cumar Mahadalle (Ibraahin Dheere) ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad ka dhacday xarunta dowladda hoose ee Xamar, taas oo uu xilka kula wareegayay agaasimaha cusub ee Shaqada iyo Shaqaalaha gobolka Banaadir mudane Muuse Cali Aybakar.

Guddoomiye ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Ibraahin Cumar Mahadalle ayaa agaasimaha cusub ee waaxda Shaqada iyo shaqaalaha dowladda hoose ee Xamar kula dardaarmay in masuuliyadda la saaray uu si daacad ah ugu shaqeeyo bulshada caasimadda, isagoo Alle uga baryay inuu u fududeeyo shaqada loo igmaday.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Agaasimaha cusub ee waaxda shaqaalaha gobolka mudane Muuse Cali aybakar ayaa waxaa uu xilka kala wareegay mudane Axmed Cabdi Xasan oo si KMG ah xilkaas u hayay tan iyo 24-kii July ee sannadkii 2019, xilligaas oo uu qaraxii xarunta dowladda hoose ee xamar ku dhintay agaasimihii hore ee Waaxda shaqaalaha gobolka.

Previous Post

Dowladda federaalka Soomaaliya oo hakisay duulimaadyadii gudaha dalka.

Next Post

Dhageyso:Wasiirka Gaadiidka XFS oo faahfaafin ka bixiyay hakinta duulimaadyada gudaha dalka

Next Post
Dhageyso:Wasiirka Gaadiidka XFS oo faahfaafin ka bixiyay hakinta duulimaadyada gudaha dalka

Dhageyso:Wasiirka Gaadiidka XFS oo faahfaafin ka bixiyay hakinta duulimaadyada gudaha dalka

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In