Monday, October 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiye Ku Xigeenka 2-aad ee Baarlamaanka oo dib ugu soo laabtay Muqdisho “VIDEO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Mahad Cabdalla Cawad oo maalmahan booqasho ku joogay gobolka Mudug ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho Khamiistii.

Mudane Mahad Cabdalla Cawad Guddoomiye ku xigeenka 2aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cade ee magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyey Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayadoo guddoomiyahana uu gacan qaaday dhammaan mudanayaashii soo dhaweeyey.

Related posts

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya lasoo dhaweeyey kadib saxaafadda kula hadlay qeybta nasashada garoonka diyaaradaha Aadan Cade ayaa tilmaamay in safarkii uu ku tagay degmooyin ka tirsan gobolka Mudug uu guul kusoo dhamaaday islamarkaana uu kula soo kulmay qeybaha kala duwan ee bulshada, sidoo kalena waxa uu kasoo fuliyey mashaariicyo hormarineed.

Hoos Ka Daawo Soo Dhaweynta Guddoomiye Ku Xigeenka 2aad Ee Baarlamaanka

Hadaba ka hor inta aanu kasoo ambabixin magaalada Gaalkacyo waxa uu Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka lacag lagu dayactirayo ceel biyood guddoon siiyey maamulka gobolka Mudug ee Puntland ayadoo ceelkaasina uu ku yaalo deegaan ku dhow Balibusle ee isla gobolka Mudug waxaana lacagtaasi ka guddoomay ku simaha Guddoomiyaha gobolka Mudug Axmed Muuse Nuur Yare.

Hoos Ka Daawo Kulanka Lacagta uu ku wareejiyey:-

Previous Post

Maxkamadda ciidamada oo xukun ku ridday askar lagu qabtay maandooriye “Sawirro”

Next Post

Ciidanka XDS oo Howlgallo Ka Sameeyay Deegaanno ka tirsan Ceel-buur

Next Post
Ciidanka XDS oo Howlgallo Ka Sameeyay Deegaanno ka tirsan Ceel-buur

Ciidanka XDS oo Howlgallo Ka Sameeyay Deegaanno ka tirsan Ceel-buur

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In