Saturday, April 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiye ku-xigeenka Arrimaha Bulshada Gobolka Banaadir oo ka qeyb gashay bandhigga buugga Mug iyo Maan “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Guddoomiye ku-xigeenka Arrimaha Bulshada Gobolka Banaadir oo ka qeyb gashay bandhigga buugga Mug iyo Maan “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiye ku- xigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyi gelinta Maamulka Gobolka Banaadir Marwo Basma Caamir Axmed (Jaketti) ayaa ka qeyb gashay Bandhiga Buuggaa Mug iyo Maan oo ay qortay Qoraa Ugbaad Cabdi Nuur.

Munaasabad kooban oo lagu soo bandhigayay buugaan oo lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxa kaloo ka qeyb galay Guddoomiyaha Dhallinyarada Gobolka Banaadir Cabdikaafi Maxamuud Makaraan iyo qeybaha bulshada ee ku nool caasimadda.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026

Guddoomiyaha Dhallinyarada Gobolka Banaadir Cabdikaafi Maxamuud Makaraan ayaa ku booriyay dhallinyarada gobolka ku nool inay soo bandhigaan aqoontooda oo ay ka qeyb qaataan dib u dhiska dalka.

Guddoomiye ku- xigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyi gelinta Maamulka Gobolka Banaadir Marwo Basma Caamir Axmed (Jaketti) ayaa Qoraa Ugbaad Cabdinuur uga mahadcelisay sida ay maskaxda u shiishay oo ay u qortay buugan, waxaana ay dhallinyarada ku bogaadisay inay joogteeyaan soo bandhigga hibada uu Alle ku maneystay.

Previous Post

Kulan lagu taageerayay Golaha Wasiirada cusub oo lagu qabtay Jowhar “SAWIRRO”

Next Post

Xubnaha golaha deegaanka Galkacyo oo tababar ku saabsan doorashada loo soo xiray+Sawirro

Next Post
Xubnaha golaha deegaanka Galkacyo oo tababar ku saabsan doorashada loo soo xiray+Sawirro

Xubnaha golaha deegaanka Galkacyo oo tababar ku saabsan doorashada loo soo xiray+Sawirro

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray Magaalada Tripoli ee...

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026
0

R/ Wasaaraha Xukuumadda faderaalka Sooaaliya Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu Magaalada Muqdisho ka...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Tripoli, caasimadda...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In