Guddoomiye Sadiyo Yasiin Samatar Oo Hambalyo U Dirtay Guddoomiye Ku-Xigeenka Cusub Ee Baarlamanka Keynya.
“Waxaan Hambalyo u dirayaa dhigayga guddoomiye ku-xigeenka Baarlamaanka Kenya, Marwo Gladys Boss Shollei oo ku guulaysatay guddoomiye kuxigeenka Baarlamaanka dalka Keynya Xilkaasi oo loo doortay Maalintii shalay ahayd.
Ms Gladys Boss Shollei waxaan u rajaynayaa guul Madaama ay noqotay guddoomiye ku-xigeenka Baarlamaanka dalka Aan dariska nahay ee Kenya.