Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiye ku-xigeenka Howlaha guud ee Gobolka Banaadir oo Istanbul kula kulmay Madaxweynaha Hay’adda Bisha Cas Turkiga

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Guddoomiye ku-xigeenka Howlaha guud ee Gobolka Banaadir oo Istanbul kula kulmay Madaxweynaha Hay’adda Bisha Cas Turkiga
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddomiye Ku-xigeenka hawlaha guud ee maamulka gobolka Banaadir Faarax Cabdi Diini iyo Xogahayaha guud ee Maamulka Gobolka Banaadir Xiireey Axmed Rooble ayaa magaalada Istanbul kulan kula qaatay Madaxweynaha Hey’ada Bisha Cas ee Turkiga Dr. Kerem Kınıki.

Qodobadii ay kawada hadleyn mas’uuliyiinta maamulka gobolka Banaadir iyo madax sare ee Hey’ada bisha Cas Turkiga waxaa ka mid aheyd

Related posts

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026

1. Gurmadkii abaaraha 2011 iyo garab istaaga ay bisha cas u sameysay bulshada Soomaaliyeed xilligaas adag.

2. Tababarada shaqaalaha Waaxda Caafimaadka iyo diyaarinta Xarun deg deg uga jawaabto musiibooyinka kala duwan Disaster response center.

3. Dayactirka Gaadiidka waaweyn ee ciladaha dartood aan u shaqeyneynin maadaama markoodii hore Turkiga warshadihiisa ay soo saareen.

4. Dib u hawl-galinta Warshaddii soo saaraysay Interlock yada iyo Tubooyinka bulaacadaha si xal looga gaaro Bulaacad la’aanta Muqdisho culeyska badan ku reebtay xilli roobaadyada.

5. Sidoo kale waxaa hoosta laga xariiqay in tababaro la siiyo Shaqaalaha Makaanikada Gaadiidka Gobolka Banaadir iyo shaqaalaha Waaxda Bulaacadaha si ay xal ugu helaan caqabadhaha ka taagan gaadiidka waaweyn ee magaalada loogu adeego iyo bulaacadaha.

Previous Post

Wasiiru-Dawlaha Wasaaradda Ganacsiga oo soo xiray shir looga hadlayay diiwaan-gelinta iyo bixinta Laysimada Ganacsiga ee Habka Online ah “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweynaha Puntland oo shir guddoominayay kulanka Golaha Wasiirada oo looga hadlayay Amniga “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha Puntland oo shir guddoominayay kulanka Golaha Wasiirada oo looga hadlayay Amniga “SAWIRRO”

Madaxweynaha Puntland oo shir guddoominayay kulanka Golaha Wasiirada oo looga hadlayay Amniga "SAWIRRO"

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa gaaray magaalada...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

April 2, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeedyo, Heshiisyo iyo Xeer—nidaamiyayaal muhiim ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In