Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiye ku-xigeennada Amniga ee degmooyinka oo loo soo xiray tababar “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Guddoomiye ku-xigeennada Amniga ee degmooyinka oo loo soo xiray tababar “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Cabdullaahi Tuulax ayaa tababar u soo xiray Guddoomiye ku-xigeennada Amniga iyo Siyaasadda ee degmooyinka Gobolka Banaadir iyo qaar ka tirsan Agaasimayasha qaybta Amniga iyo Arimaha Bulshada.

Tababarkan oo muddo labo cisho ah socday laguna qabtay aqalka dowlada hoose ee Xamar ayaa ka qeyb galayaasha waxa ay qaateen casharo la xiriira xoojinta maamul wanaaga, kor u qaadista wada shaqeyn dhexmarta guddoomiyaha iyo guddoomiye ku-xigeenkiisa dhanka amniga.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Guddoomiye ku-xigeenka arrimaha bulshada ee gobolka Banaadir Basma Caamir Jakeeti ayaa ku bogaadisay xubnihii tababarka ka faa’iideystay inay la wadaagaan bulshada ay hogaanka u yihiin oo ay ku dhaqmaan waxyaabaha ay barteen ee ah xoojinta iyo wadashaqeynta kala dhexeysa maamulkooda.

Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Cabdullaahi Tuulax oo tababarka soo xiray ayaa tilmaamay in Guddoomiye ku-xigeennada amniga ee degmooyinka Gobolka ay lafdhabar u yihiin shaqoyinka lagu xoojinayo horumarka caasimadda, ayna ka shaqeeyaan isku-xirka degmada iyo ciidanka ilaalada degmada.

Ugu dambeyn mas’uuliyiintii tababarka loo soo xiray ayaa la guddoonsiiyay shahaadooyin ka turjumeysa waxyaabaha ay barteen.

Previous Post

Baarlamaanka Galmudug oo ansixiyay miisaaniyadda sanadka 2020

Next Post

Maamulka Gobolka Banaadir oo ka shiray xoojinta amniga iyo bilic soo celinta caasimadda “SAWIRRO”

Next Post
Maamulka Gobolka Banaadir oo ka shiray xoojinta amniga iyo bilic soo celinta caasimadda “SAWIRRO”

Maamulka Gobolka Banaadir oo ka shiray xoojinta amniga iyo bilic soo celinta caasimadda “SAWIRRO”

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In