Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiye ku xiggeenka 1aad ee Maamulka G/banaadir oo Xarigga ka jaray Kawaanka Malaayga ee Xamar weyne “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Guddoomiye ku xiggeenka 1aad ee Maamulka G/banaadir oo Xarigga ka jaray Kawaanka Malaayga ee Xamar weyne “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadda Xarig jarka Kawaanka malaayga ee Xamar weyne, ayaa waxaa ka qeyb galay, Wasiir ku xiggeenka Wasaaradda Kaluumeysiga Soomaaliya, Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Maamulka Gobolka Banaadir  Maxamed Cabdullaahi Maxamed Tuulax, Guddoomiye ku xigeenka Arrimaha Bulshadda Gobolka Banaadir Basma Caamir Jakeeti , Guddoomiyaha Degmada Xamar weyne Cumar Shariif jeeg.

Kawaankan oo in muddo ah Burbursanaa dhibaata badna ay ku qabeyn dadka ku ganacsada ayaa waxaa iska kaashaday dib u dhiskiisa Maamulka Gobolka Banaadir iyo Hay’ada NRC, kuwaas oo dhismayaal ku cusub ku soo kordhiyay kawaanka Malaayga Xamar-weyne.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Guddoomiyaha Degmadda Xamar weyne Mudane Cumar Shariif ayaa ka sheegay Munaasabadda in Maamulka iyo Bulshada Degmada Xamar weyne ay aad Muhiim ugu aheyd Dib dhiska lagu sameeyay Kawaanka malaayga Xamar weyne, waxaana uu sheegay in cidkasta oo gacan ka geysatay ay uga Mahadcelinayaan.

Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir oo ugu danbeyn ka hadlay Munaasabadda ayaa sheegay in Maamulka Gobolka ay ka go’an tahay hormarinta Adeegyadda Kaluumeysiga Soomaaliya gaar ahaan Caasimadda, waxaana uu intaasi ku daray in Kaluumeystada Soomaaliyeed  maamulka gacan wanaagsan uu ka sii doono Casriyeenta iyo dib u nooleyta Shaqadooda.

Kawaanka Malaayga ee Degmadda Xamar weyne ayaa ka mid ah kawaanadda ugu waqtiga dheer dalka, waxaana Bulshada Degmadda ay sheegeen in Maamulka iyo Ha’adda dhistay aad ugu Mahacelinayaan.

Previous Post

Shir looga hadlayay cilmi baaris ku saabsan dhanka caafimaadka oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweynaha Puntland oo Muqdisho kulan kula qaatay Michael Keating

Next Post
Madaxweynaha Puntland oo Muqdisho kulan kula qaatay Michael Keating

Madaxweynaha Puntland oo Muqdisho kulan kula qaatay Michael Keating

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In