Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiye Kuxigeenka Degmada Cadaado oo daahfuray Koobka Xaafadaha Degmada Cadaado

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Guddoomiye Kuxigeenka Degmada Cadaado oo daahfuray Koobka Xaafadaha Degmada Cadaado
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Sanadkiiba halmar ayaa laqabtaa koobkaan oo ah kan ugu xiisaha iyo daawashada ban koobabka laga dheelo Magaalasa Cadaado ee Gobolka Galgaduud.

Afarta Waxood ee Karaamo, Bakiin, Waabari, iyo Galbeed oo ey kakoobantahay magaalada Cadaado ayaa looqabtaa koobkan oo socday 6dii sano ee lasoo dhaafay.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Kooxaha Karaamo iyo Waabari oo koobkan lagu furay  ayaa waxaa goobjog ka ahaa guddoomiye ku xigeenka degmada Cadaado Nuur Yarrow Xeyle Guddoomiyaha Sports ka Galmudug Xasan Axmed Shire iyo Guddoomiyaha Sports ka Degmad Cadaado Cumar Daahir Shidane iyo kuxigeenkiis.

Cumar Daahir Shidane Guddoomiyaha Sportska degmada Cadaado ayaa ugu horeen ka hadlay munasabdaan furitaanka koobka Waaxaha Cadaado

Guddoomiyaha Sports ka Galmudug Xasan Axmed Shire ayaa dhankiisa kahadlay munsabadan furitanka ah.

Nuur Yarow Xeyle “Shaarbacade” Guddoomiye ku xigeenka degmada Cadaado ayaa ugu dambeyn furay koobkan Waaxaha Degmada Cadaado.

Previous Post

Madaxweyne Laftagareen oo kulan laqaatay madaxda Magaalada Baraawe “SAWIRRO”

Next Post

Galmudug oo Amar Ka soo saartay Jarista, gubista, ka ganacsiga dhuxusha

Next Post
Galmudug oo Amar Ka soo saartay Jarista, gubista, ka ganacsiga dhuxusha

Galmudug oo Amar Ka soo saartay Jarista, gubista, ka ganacsiga dhuxusha

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In