Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiye Madaale oo gaari loogu tala galay dadka qaba baahiyaha gaarka ah ku wareejiyay dhibane Maxamed “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Guddoomiye Madaale oo gaari loogu tala galay dadka qaba baahiyaha gaarka ah ku wareejiyay dhibane Maxamed “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiye ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda ee Gobolka Banaadir mudane Ibraahim Cumar Mahadale (Ibraahim dheere) ayaa maanta hoygiisa ku booqday dhibane Maxamed Xaashi Maxamuud oo uu ku wareejiyay gaari loogu tala galay dadka qaba baahiyaha gaarka ah.

Hani Maxamed Cabdi oo ah xaaska dhibane Maxamed Xaashi ayaa sheegtay in seeygeeda uu muddo labo ah sariirta saaranyahay, isla markaana ay yihiin qoys aan awoodin inay iibsadaan gaariga, balse ay ay aad ugu mahadcelinayaan sida uu ugu soo gurmaday.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026

Maxamed Xaashi Maxamuud ayaa u mahadceliyay Guddoomiye Ibraahim sida uu uga jawaabay baaqa uu kaga codsaday oo ahaa in uu u keeno gaari uu ku socdo, madaama uu yahay qof an ku socon karin lugahiisa, waxaana uu intaa ku daray in hadda uu awoodo in uu guriga banaankiisa u soo baxo.

Guddoomiye ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda ee Gobolka Banaadir mudane Ibraahim Cumar Mahadale (Ibraahim dheere) ayaa sheegay in kal hore uu soo booqday Maxamed, haatanna uu ku faraxsanyahay in uu ka jawaabay baahidii uu qabay ee dhanka gaariga ah, waxaana uu intaa ku daray in dadka dhibaateysan ay gurmad siin doonaan inta ay awoodaan.

Previous Post

Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle oo booqday dhaawacyada qaraxii shalay ka dhacay Jowhar “SAWIRRO”

Next Post

UNFPA strongly condemns the abduction and rape of the two young girls

Next Post
UNFPA strongly condemns the abduction and rape of the two young girls

UNFPA strongly condemns the abduction and rape of the two young girls

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In