Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiye Mursal oo sheegay in Baarlamaanka ay horyaalaan Howlo badan Kalfadhigan Shanaad

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Guddoomiye Mursal oo sheegay in Baarlamaanka ay horyaalaan Howlo badan Kalfadhigan Shanaad
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee JFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo ugu horeyn kulanka furay ayaa sheegay in Golaha kalfadhigan shanaad ay horyaalaan howlo fara Badan oo ay mid yihiin sidii dalka loogu diyaarin lahaa hanaan doorasho qof iyo cod ah sidaas daraadeedna xildhibaanada golaha looga baahanyahay in ay ilaaliyaan waqtiga kulamada golaha si loogu guuleysto howlaha golaha horyaala.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Intaasi kadib Xildhibaanada Golaha shacabka ayaa Akhrinta labaad marsiiyay Hindise sharciyeedka Shirkadaha ganacsiga,waxaana golaha ka hor akhriyay Xildhibaan Maxamuud Cabdiraxmaan beene beene oo ah Guddoomiyaha Guddiga ganacsiga dhaqaalaha,warshadaha iyo maalgashiga ee golaha shacabka.

Qaar ka mid ah Xildhibaanada golaha shacabka ayaa xubnaha Guddiga weydiiyay su’aalo ku saabsan hindise sharciyeedka shirkadaha ganacsiga.

Guddoomiyaha golaha shacabka oo kulanka soo xiray ayaa xildhibaanada golaha uga mahad celiyay ka doodista Ajendaha maanta iyo maadaamaa uu aad dalka muhiim ugu yahay.

Sidoo kale Xidhibaanada Golaha shacabka ayaa Waxaan loo qeybiyay Xisaab xirka sanadka 2017-ka.

Previous Post

Tababar ku saabsan dib u eegista Istaraatiijiyadda u adkeysiga Abaaraha iyo Musiibooyinka oo Muqdisho ka furmay

Next Post

Maamulka Gobolka Banaadir oo kala arrinsadey Bulshada D.Dharkinley Amniga iyo Horumarka

Next Post
Maamulka Gobolka Banaadir oo kala arrinsadey Bulshada D.Dharkinley Amniga iyo Horumarka

Maamulka Gobolka Banaadir oo kala arrinsadey Bulshada D.Dharkinley Amniga iyo Horumarka

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In