Saturday, July 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiye Muungaab oo dhagax dhigay waddo laami ah oo laga hirgelinayo Hodan “SAWIRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Guddoomiye Muungaab oo dhagax dhigay waddo laami ah oo laga hirgelinayo Hodan “SAWIRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Xasan Maxamed Xuseen Muungaab oo ay wehliyaan mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Gobolka ayaa maanta dhagax dhigay waddo laami ah oo laga hirgelinayo degmada Hodan.

Wadadan ayaa ka bilaabanaysa isgoyska Taleex, taasi oo ku eg ilaa iyo jidka wadnaha, iyadoo mashruucan ay taabo gelineyso dowladad Norway, oo Maamulka Gobolka banaadir u soo marsiisay dhanka Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda, waxaana ay qeyb lixaad leh ka qaadan doontaa bilicda caasimadda.

Related posts

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay qarax ka dhacay maqaaxi ku taal dalka Suuriya

July 3, 2026
Xuska 1da Luulyo oo lagu qabtay dalka Boqortooyada Sacuudiga

Xuska 1da Luulyo oo lagu qabtay dalka Boqortooyada Sacuudiga

July 3, 2026

“Waxaan dowladda Norway uga mahadcelineynaa mashruucan dib u dhiska ah ee ay caasimadda ka waddo, taasi oo ay inoo soo marsiisay Wasaaradda Maaliyadda ee xukuumadda Soomaaliya, sidoo kale shirkadda ku guuleysatay fulinta dhismahan inay si cadaalad ah ugu adeegaan bulshada Soomaaliyeed oo ay sare u qaadaan waxyaabaha danta guud, laamiga ay dhisayaana uu noqdo mid tayo leh” ayuu yiri Guddoomiye Muungaab.

Guddoomiyaha gobolka banaadir ayaa sidoo kale baaq u diray hay’adaha sharci dajinta iyo fulinta inay u istaagaan sidii looga wada shaqeyn lahaa horumarka dalka, oo laga tago waxkasta oo dib u dhac u keeni kara, dadaallada ay dowladda Federaalka ah waddo ee ku aadan hiigsiga 2016.

Guddoomiyaha ayaa yiri: “Waxaan baaq u dirayaa dhamaan hay’adaha kala duwan ee dowladda, in waqtiga uu gaabanyahay, howsha nootaala ay badantahay, loona baahanyahay in si wada jir ah howshaasi looga mira dhaliyo, oo loo istaago sidii loo gaari lahaa horumarka la tiigsanayo”.

11873538_791783350934457_6917037385899250774_n 11885154_791783180934474_4785094095986320396_n 11889525_791783060934486_5863869843841087014_n 11891066_791783607601098_2522138737697863319_n 11924905_791783014267824_941500249153810001_n (1) 11924905_791783014267824_941500249153810001_n 11935035_791783087601150_4900225834530908937_n 11960271_791783117601147_6334074688719656705_n

Previous Post

Ergayga gaarka ah ee Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya oo ka tacsiyeeyay dadkii ku dhintay qaraxyadi ka dhacay Muqdisho iyo Kismaayo

Next Post

Howlgal dad lagu soo qab qabtay oo xalay laga sameeyay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post
Howlgal dad lagu soo qab qabtay oo xalay laga sameeyay Muqdisho “SAWIRRO”

Howlgal dad lagu soo qab qabtay oo xalay laga sameeyay Muqdisho "SAWIRRO"

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay qarax ka dhacay maqaaxi ku taal dalka Suuriya

July 3, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si kulul u cambaareyneysaa qaraxii argagixisanimo ee lala...

President Hassan Sheikh Mohamud Pledges Final Push Against Al-Shabaab and a Return to Direct Elections as Somalia Closes a Historic Independence Week

President Hassan Sheikh Mohamud Pledges Final Push Against Al-Shabaab and a Return to Direct Elections as Somalia Closes a Historic Independence Week

July 3, 2026
0

Somalia H.E. Hassan Sheikh Mohamud, Prime Minister Hamza Abdi Barre, Deputy Prime Minister Salah Ahmed Jama, Senate Speaker Abdi Hashi...

Somali Heritage Week Brings Independence Celebrations to Edmonton as Ambassador Dahir Hassan Urges the Diaspora to Guard Its Culture

Somali Heritage Week Brings Independence Celebrations to Edmonton as Ambassador Dahir Hassan Urges the Diaspora to Guard Its Culture

July 3, 2026
0

The Somali community in Canada marked the 66th anniversary of Somalia's independence with Somali Heritage Week 2026, a week-long programme...

Xuska 1da Luulyo oo lagu qabtay dalka Boqortooyada Sacuudiga

Xuska 1da Luulyo oo lagu qabtay dalka Boqortooyada Sacuudiga

July 3, 2026
0

Safaaradda Soomaaliya ee Boqortooyada Sacuudiga ayaa lagu qabtay munaasabad si heer sare ah loogu maamuusayay 66-guuradii ka soo wareegtay markii...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In