Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiye Najax” Dhallinyaro gaareysa 400 ayaan tababar Boolis uga furnay Gobolka Shabeellaha Hoose”

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Guddoomiye Najax” Dhallinyaro gaareysa 400 ayaan tababar Boolis uga furnay Gobolka Shabeellaha Hoose”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha hoose, Ibraahim Aadan Cali (Najax), ayaa sheegay in uu tababar uga furmay Gobolka Dhallinyaro gaareysa 400, kuwaas oo qeyb ka noqon doona Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, si loo xoojiyo amniga.

Mudane; Najax, oo u warramayay Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed ayaa intaa ku daray in Ciidankani  la tababarayo uu muhiim  u yahay  ammaanka Gobalka, kuwaas oo ka howl geli doona degaannadii laga xoreeyay Argagixisada Al-Shabaab.

Related posts

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

April 1, 2026
NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026

Guddoomiye, Najax, ayaa Dhallinyaradani ku baraarujiyay in ay ku dhiirradaan sidii ay uga qeyb noqon lahaayeen ilaalinta Nafta Dadkooda, una gudan lahaayeen waajibaadka saaran.

Ibraahim Aaden Cali (Najax), ayaa ugu dambeyn ku tilmaamay Ciidankan, kuwii ugu horreeyay ee abid Gobalka uu yeesho, isagoo sheegay in meel kasta oo laga xoreeyo Al-Shabaab ay geyn doonaan Ciidan Boolis ah oo Xaqiijiya amniga degaanadaasi laga saaray Argagixisada, kuwaas oo ka hortagi doona falalka gurrucan ee ay Malleeshiyada nabad-diidka ah ku dhibaateeyaan Shacabka Soomaaliyeed.

Maamulka Gobolka Shabeellaha hoose ayaa haatan wada dedaalladii ugu dambeeyay ee halkaasi looga xoreynayo Argagixisada , isagoo kaashanaya Shacabka iyo qeybaha kala duwan ee Ciidamada, iyadoo dhinaca kalena ay socdaan duqeymo joogta ah oo ka dhan ah Malleeshiyada uu Gabbalkoodu dhacay ee Al-Shabaab.

Previous Post

Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika oo soo gaaray Muqdisho

Next Post

Xujayda Soomaaliyeed sanadkan oo safaradooda loo sahlay (Warbixin)

Next Post
Xujayda Soomaaliyeed sanadkan oo safaradooda loo sahlay (Warbixin)

Xujayda Soomaaliyeed sanadkan oo safaradooda loo sahlay (Warbixin)

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan muhiim ah xarunta Madaxtooyada...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
0

Waxaa maanta xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In