Tuesday, March 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiye Sacdiyo oo shir guddoomisay kulanka Guud ee Golaha Shacabka BJFS “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Guddoomiye Sacdiyo oo shir guddoomisay kulanka Guud ee Golaha Shacabka BJFS  “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kalfadhiga 4aad kulankiisa 12aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS oo maanta shir Guddoomineysay Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka BJFS Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar,

Kulanka ayaa Ajandihiisu ahaa:

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026

1) Akhrinta 1aad ku biirista Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika (EAC)

2) Akhrinta 2aad ee Hindise -Sharciyeedka Hay’adda Xisaabiyeyaasha Soomaaliyeed

3) Qeybinta Hindise -Sharciyeedka Dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga

Wasiir ku-xigeenka Wasaarada Arimaha Dibadda Mudane Isxaaq Mohamuud Mursal ayaa Mudanayaasha Golaha kahor Akhriyay ku biirista Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika (EAC) sidoo kale Xoghayaha Guddiga Maaliyadda iyo Miisaaniyadda Golaha Shacabkae BJFS Mudane Cabdulqaadir Xusen Cabdi (Uurdoox) ayaa Mudanayaasha Golaha kahor Akhriyay Hindise -Sharciyeedka Hay’adda Xisaabiyeyaasha Soomaaliyeed

Si waafaqsan Qodobka 84aad (4) ee Xeer Hoosaadka Golaha Shacabka, Xildhibaannada ayaa mabda’ guud iyo ujeedada Hindise-Sharciyeedyada kala weydiyey Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arimha dibada iyo Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Xil.Cabdiqafaar Cilmi Xaange Intaas kadib labada wasiir ayaa faafaahin ka bixiyey su’aalahii la weydiyey.

Ugu dambeyn, Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka BJFS Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar, oo soo xirtay kulanka maanta ayaa fartay ku-simaha Xoghayaha Guud ee Golaha Shacabka BJFS Ahna Xoghaye ku-Xigeenka Mudane. Maxamed Cabdullaahi Cabdi (ciyow) in uu ku wareejiyo Guddiyada ku shaqada leh Hishiiska ku biirista Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika (EAC) Iyo Hindise -Sharciyeedka Hay’adda Xisaabiyeyaasha Soomaaliyeed












Previous Post

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo tababar u furay howlwadeeno kala duwan “SAWIRRO”

Next Post

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Wasiirada Wasaaradaha Beeraha iyo Howlaha Guud

Next Post
Ra’iisul Wasaare Xamse Oo Shirguddoomiyay Kulan Looga Hadlayay Horumarinta Garsoorka

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Wasiirada Wasaaradaha Beeraha iyo Howlaha Guud

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
0

Waxaa maanta xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In