Tuesday, March 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiye Taabid oo sheegay xiliga la qaban doono Shirweynaha Wadatashiga Nabadeynta iyo Hormarinta G/Banaadir

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Guddoomiye Taabid oo sheegay xiliga la qaban doono Shirweynaha Wadatashiga Nabadeynta iyo Hormarinta G/Banaadir
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Taabid  Cabdi Maxamed oo shir Jaraa’id ku qabatay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay xiliga la qaban doono Shirweynaha Wadatashiga Nabadeynta iyo Hormarinta G/Banaadir.

Mudane Taabid  Cabdi Maxamed Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa magaalada Muqdisho ayaa sheegay in la qaban doono  Shirweynaha Wadatashiga Nabadeynta iyo Hormarinta Gobolka Banaadir 28-da Bishan Janaayo .

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa horay u sheegay in Shirka Wadatashiga Nabadeynta iyo Hormarinta Gobolka Banaadir uu yahay  mid muhiim ah, waxyaabha ugu muhiimsan ee looga hadli doono shirkaas ayaa lagu sheegay Nabadeynta Caasimada iyo Hormarinta Gobolka Banaadir.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Taabid  Cabdi Maxamed ayaa hore ugu dhawaaqay in 7 Bishaan Magaalada Muqdisho uu ka furmo shirkaasi balse uu dib u dhac ku yimid.

Previous Post

Taliska Ciidanka Asluubta oo u guuray Xaruuntooda Ex Kontrol Afgooye

Next Post

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo wafdigiisa oo goordhaw gaaray Gaalkacyo.

Next Post
DAAWO SAWIRRADA:- Sida Madaxweynaha JFS loogu soo dhoweeyay magaalada Carmo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo wafdigiisa oo goordhaw gaaray Gaalkacyo.

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qayb galay munaasabadda maamuuska iyo abaalmarinta barnaamijka “Daaci...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS oo si KMG ah maamul cusub ugu magcaawday Gobolka Shabeellada Hoose.

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho ku qaabishay ku xigeenka xafiis...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

March 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay danjireyaasha iyo wakiillada hay'adaha caalamiga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In