Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoonka Aqalka Sare oo kulan la qaatay Safiirka Dowladda Talyaaniga ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Guddoonka Aqalka Sare oo kulan la qaatay Safiirka Dowladda Talyaaniga ee Soomaaliya “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankan qaabilaada oo ay Guddoonka Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ku qaabileen safiirka dowlada Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya iyo xubna ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibada Talyaaniga ayaa waxaa looga hadlay xiriirka dowladaha Soomaaliya iyo Talyaaniga, waxaana uu ka dhacay xarunta Golaha Aqalka Sare BFS.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Kulanka markuu soo gaba gaboobay ayaa ugu horayn waxaa Warbaahinta Qaranka la hadlay Cabdirisaaq Cismaan Jurile Guddoomiyaha Gudiga Arrimaha Dibadda, Iskaashiga Caalamiga, Qorshaynta, Maalgashiga ee Golaha Aqalka Sare waxa uu sheegay in ay ka wada hadleen xiriirka labada dowladod, isagoo intaa ku daray in sidoo kale ay ka wada hadleen halka ay marayso dhexdhexaadintii Golaha uu waday ee Dowladaha Xubanaha ka ah dowladda Federaalka iyo dowladda Dhexe Soomaaliya.

Safiirka dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya M,r, Carlo Campanile ayaa Golaha Aqalka Sare uga mahadceliyay howlaha ay wadaan ee dhex dhexaadinta, isagoo dhanka kalena sheegay in dowladda Soomaaliya iyo Talyaaniga inuu ka dhaxeeyo xiriir soo jireen ah.

Kulanka waxaa ku sugnaa Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi, Guddoomiye ku-xigeenka 1aad Golaha Aqalka Sare Abshir Maxamed Axmed, Cabdirisaaq Cismaan Jurile Guddoomiyaha Guddiga Arrimaha Dibadda, Iskaashiga Caalamiga, Qorshaynta, Maalgashiga ee Golaha Aqalka Sare iyo Cali Maxamed Jaamac Xoghayaha Guud Golaha Aqalka Sare.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare ku-xiggeenka XFS oo Muqdisho kusoo dhaweeyey Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Gaashaandhigga Turkiga

Next Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya

Next Post
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In