Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoonka Baarlamaanka Oo Ka Tacsiyadeeyey Dadkii Ku Geeriyooday Hotel Sahafi … WARSAXAAFADEED

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
DEG DEG-Go’aan ka soo baxay Guddoonka Baarlamaanka ee doorashada 2016-ka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa cambaareeyey weerarkii argigixisonimo ee lagu qaaday hotelka Sahafi ee magaalada Muqdisho ayadoo dhanka kalena uu Guddoonka tacsi u diray dadkii ku geeriyooday weerarkaasi.

“Hor iyo horaan aniga oo ku hadlaya magaceyga,magaca Guddoonka Golaha Shacabka iyo magaca Xildhibaannada Baarlamaanka waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dadkii ku geeriyooday weerarkii aragigixisonimo ee lagu qaaday Hotelka Saxafi ee magaalada Muqdisho, si gaar ah waxaan tacsi ugu dirayaa qoyska uu ka geeriyooday Xildhibaan Abtidoon oo ka mid ahaa mudaneyaasha Baarlamaanka, sidoo kalena waxaan tacsi u dirayaa saraakiisha iyo ciidammada Qalaka sida ee Soomaaliyeed waxaan alle uga baryayaa in naxariistiisa jano uu siiyo” – ayuu yiri Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari”.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Ugu dambeyntii Guddoomiyaha Baarlamaanka waxa uu Alle uga baryey in intii key dhaawacantay weerarkaasi uu caafimaad deg deg ah siiyo sidoo kalena waxa uu ku booriyey shacabka Soomaaliyeed iney cadawgooda meel uga soo wada jeestaan.

—-DHAMMAAD—-

Xafiiska Warfaafinta iyo Xiriirka Dadweynaha ee Guddoonka Baarlamaanka

Media & Public Relation office of Speaker

Previous Post

Hay’adda culimada Soomaaliyeed oo ka hadashay weerarkii hotelka Saxafi

Next Post

Madaxweynaha Galmudug oo si kulul u cambaareeyey weerarki Hoteelka Saxafi

Next Post
Madaxweynaha Galmudug oo si kulul u cambaareeyey weerarki  Hoteelka Saxafi

Madaxweynaha Galmudug oo si kulul u cambaareeyey weerarki Hoteelka Saxafi

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In