Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoonka Golaha Shacabka oo xildhibaan Yuusuf Ibraahim uga tacsiyeeyay geerida ku timid hooyadiis

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Guddoonka Golaha Shacabka oo xildhibaan Yuusuf Ibraahim uga tacsiyeeyay geerida ku timid hooyadiis
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Golaha shacabka baarlamaanka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan,ku xigeennadiisa,xildhibaannada golaha,xoghayaha guud iyo dhammaan shaqaalaha baarlamaanka ayaa tacsi u diray xildhibaan Yuusuf Ibraahim Afrax (Kabaale) oo hooyadiis Madiina Xassan Maxamed ay geeriyootay.

“Guddonka Golaha Shacabka BJFS , Xildhibaanada Golaha Shacabka BJFS Xoghayaha Guud ee Golaha Shacabka, Iyo Dhammaan Shaqaalaha Baarlamanka Soomaliya Ayaaa U Tacsiyadeeyey Xildhibaan Yuusuf Ibraahim Afrax (Kabaale) Geeridii Ku Timid Hooyo Madiina Xassan Maxamed Oo Ah Xildhibaanka Hooyadiisa”

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Guddonka Golaha, Xildhibaanada, Xoghayaha guud iyo Dhammaan Shaqaalaha Baarlamaanka Ayaa Xildhibaanka Ugu tacsiyadeeyey geerida Ku timid Marxuumadda, Gaar ahaan Eheleadi iyo qaraabada ay ka geeriyootay, Waxayna Alle Uga Baryeen Inuu Naxriistiisa Janno Ka Waraabiyo.

Previous Post

Aqalka hoose ee Baarlamaanka Japan oo doortay ra’iisul wasaare cusub

Next Post

Shaqo la’aanta UK oo gaartay heerkii ugu sarreeyay

Next Post
Shaqo la’aanta UK oo gaartay heerkii ugu sarreeyay

Shaqo la'aanta UK oo gaartay heerkii ugu sarreeyay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In