Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoonka labada Aqal ee BJFS oo magacaabay guddi dhameystiraya Sharciga doorashooyinka Qaranka

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Guddoonka labada Aqal ee BJFS oo magacaabay guddi dhameystiraya Sharciga doorashooyinka Qaranka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyeyaasha labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda  Federaalka Soomaaliya ayaa magacaabay guddiga diyaarinta xeerar dhameystiraya sharciga doorashooyinka Qaranka.

Guddiga la Magacaabey oo ka kooban 17 Xubnood ayaa laga soo kala xulay labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya,waxaana ay ka Shaqeyn doonaan Qodobadaan soo socda.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

1:Xeerka Degaameynta Kuraasta

2: Xeerka xaqiijinta Qoondada Haweenka

3: Xeerka Doorashada Xildhibaannada labada Aqal ee kasoo jeeda Gobolada Waqooyi (Soomaaliland)

4: Xeerka Xaquuqda matalaada gobolka Banaadir.

Guddigaan ayaa laga sugayaa inay wada shqeyn la yeeshaan Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka sidoo kale la tashi la sameeyeen cid kasta oo looga maari waayo tayeynta Xeerarkaan,sida Dowladda federaalka Soomaaliya, Dowlad goboleedyada,Daneeyayaasha Siyaasadda iyo Bulshada rayidka.

Halkaan hoose ka Akhriso Magacaabista guddiga

Previous Post

Maxkamadda Ciidamada oo Xukun ku ridday Shabaab lagu qabtay dagaal

Next Post

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo ka qeyb galay furitaanka kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka Jabuuti

Next Post
Arxanlaawe qiil ma leh (Warbixin)

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo ka qeyb galay furitaanka kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka Jabuuti

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In