Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gudigii uu Madaxweynuhu u xilsaaray Nabadaynta Caabdudwaaq oo dadaallo Nabadeed ka wada Xeeraale “Dhageyso”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Gudigii uu Madaxweynuhu u xilsaaray Nabadaynta Caabdudwaaq oo dadaallo Nabadeed ka wada Xeeraale “Dhageyso”

?

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Sheekh Abuubakar Bashiir Cabdullaahi  La-taliyaha  Madaxweeynaha  Soomaaliya ee Diinta  iyo  wafdiga  uu  hogaaminayo   oo   gaaray  deegaanka  Xeraale  ee Gobolka Galgaduud ayaa uu kuurgalaya xaaladda  nabadgelyo iyo midda horumar ee halkaasi ka jirta.

Wafdiga   ayaa inta  uu joogo  Deegaankaasi  la kulmo Doona   Qaybaha Bulshada  Gaar ahaan  waxgaradka  iyo  odayaasha  beelahii   kal  Horle   ku dagaalamay  Deegaanka si  loo Gaaro  xal  Nabadeed .

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

La-taliyaha  Madaxweeynaha  Soomaaliya ee Diinta  ayaa  Warbaahinta  Qaranka  uu sheegay inay xogwaraysi la yeelan doonaan dhinacyada ku dagaalamay deegaanka Xeraale  si    ay  ugu  kala dabqaadaan dhinacyadaasi  oo in muddo ah  ay  soo jiitamayso colaada u dhaxeeysay, isagoo raja wanaagsanka muujiyay  in xal Nabadeed laga gaaro  arinkaasi  .

La Taliyaha Madaxweeynaha Soomaaliya ee dhinaca Diinta oo uu Madaxweeynu  u xilsaanay  dhamaystirka  Nabadaynta   Bulshada  ku dhaqan Caabuwaaq iyo  Guddi        isugu jira waxgaradkaiyo qaybaha bulshada ayaa  ku  guulaysatay in xal laga gaaro   colaaddii  u dhaxeysa beelahii ay dirirtu ku dhexmartay Gobolka Galgaduud.

Halkan ka dhageyso Wareysiga

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/02/waraysi-la-taliyaha-Madaxweeynaha-ee-Diinta-sheekh-Abuubakar-bashiir-cabdulaahi-1-1.mp3
Previous Post

Wasiirka arrimaha Dibadda Soomaaliya oo booqday xarunta cusub Warbaahinta Qaranka ee Columbus Ohio “SAWIRRO”

Next Post

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Columbus “SAWIRRO

Next Post
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Columbus “SAWIRRO

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Columbus "SAWIRRO

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In