Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Kormeeray Kulan Howleed Kampala Uga Socda Guddiga Axsaabta Ee Baarlamaanka “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
12 years ago
in Wararka
0
Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Kormeeray Kulan Howleed Kampala Uga Socda Guddiga Axsaabta Ee Baarlamaanka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa maanta kormeeray kulan howleed magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda uga soconaya Guddiga Axsaabta ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Kulan howleedkan oo Guddiga Axsaabta ee Baarlamaanka ay ku dhameystirayaan diyaarinta sharciga axsaabta dalka oo isagu ka mid ah sharuucda ugu muhiimsan ee laga dhowrayo Baarlamaanka Soomaaliya iney hirgeliyaan si ay u fududaato qabsoomidda doorasho xor ah sanadka 2016ka islamarkaasina kaalmo hore uga jirta hiigsiga 2016ka, waxaana kulan howleedkan fududeynaya hay’adda Oslo Center.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Gudoomiyaha Guddiga Axsaabta ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof C/risaaq Cusmaan Jurile oo kusoo dhaweeyey Gudoomiye Jawaari iyo wafdiga la socday kulan howleedkan guddiga Axsaabta uga soconaya magaalada Kampala waxaana uu faah faahin ka bixiyey halka ay u marayaan shaqooyinka laga dhowrayo waxaana uu Prof Jurile tilmaamay in hada ay howshu ku dhowdahay gebo gebo islamarkaana uu rajeynayo in Kalfadhiga 6aad bilowgiisa sharcigan la horkeeno Baarlamaanka.

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo khudbad u jeediyey guddiga Axsaabta ee Baarlamaanka ayaa ugu horeyn uga mahad celiyey dadaalkooda,sidoo kalena waxa uu Gudoomiye Jawaari u mahad celiyey dowladda Norway oo Soomaaliya ka taageereysa arrimaha hirgelinta xisbiyada si gaar ahna waxa uu ugu mahad celiyey hay’adda Oslo Center oo fududeyneysa kulan howleedkan waxaana uu guddiga kula dar daarmay iney ku dadaalaan hirgelinta sharcigan si muwaadin walba oo Soomaaliyeed uu u helo xaqiisa siyaasadda.

—DHAMMAAD—

DSC_5084 DSC_5086 DSC_5087 DSC_5090 DSC_5094 DSC_5097 DSC_5102

Previous Post

Wasiirka Caafimaadka iyo wafdi ay hogaamineysay oo socdaal ku tegay Jowhar

Next Post

Soomaali ka soo carartay dagaallada Yemen oo soo gaaray Boosaaso

Next Post
Soomaali ka soo carartay dagaallada Yemen oo soo gaaray Boosaaso

Soomaali ka soo carartay dagaallada Yemen oo soo gaaray Boosaaso

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In