Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gudoomiyaha Culumadda Galmudug oo ka hadlay xaalada ka taagan deegaano ka tirsan maamulkaas.

admin by admin
5 years ago
in Wararka
0
Gudoomiyaha Culumadda Galmudug oo ka hadlay xaalada ka taagan deegaano ka tirsan maamulkaas.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Culumada Galmudug Sheekh Muxyadiin Yuusuf Barre oo wareysi  gaara siiyay warbaahinta qaranka soomaaliyeed ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay xiisadaha kasoo Cusboonaaday deegaano ka tirsan gobalka galguduud kuwaas oo xusay in aysan aheyn kuwa ay isku waafaqsan yihiin Culumada soomaaliyeed ee ku nool deegaanada galmuudg isagoo ku baaqay in wax walba looga dambeeyo nidaamka maamul ee ka jira Galmudug oo sheegay inuu yahay mid sharci ku dhisan

Guddoomiyaha Culumada Galmudug ayaa dhinaca kale baaq u diray maamulka gobalka mudug iyo laamaha amniga ee ka howlgala gobalka mudug kaas oo ku aadan joojinta Abaabulo ka socda qaar ka mida ah deegaanada gobalka kuwaas oo uu tilmamay in ay sii xoojim karaa colaada kooxo gaar ahi ay ka wadaan gobalka galguduud

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Previous Post

Warbixin:Taliban oo lagu eedeeyay dilka 13 xubnood oo ka tirsan qowmiyadda Hazara

Next Post

Madaxweyne Farmaajo oo kulan laqaatay Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya

Next Post
Madaxweyne Farmaajo oo kulan laqaatay Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya

Madaxweyne Farmaajo oo kulan laqaatay Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In