Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa dhagax dhigay dhismaha xarunta degmada Warta Nabada oo 14-kii bishii May ee sanadkii hore 2019 ay argagixisada uga geysatay qarax ay ku dhibaateeyeen dad shacab ah oo loo qidmeenayay.
Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay
RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...





















