Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha hoose oo Maamul cusub u magacaabay Deegaanka Lafoole.

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha hoose oo Maamul cusub u magacaabay Deegaanka Lafoole.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudoomiyaha maamulka gobolka Shabeelaha hoose Ibraahim Cali Aadan Najax ayaa maamul cusub u magacaabay deegaanka Lafoole ee hoostaga degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha hoose.

Gudoomiye Najax ayaa wada tashi ka dib magacaabay maamul cusub oo uu yeelanayo deegaanka Lafoole oo ka kooban Gudoomiye iyo labadiisa ku xigeen.

Related posts

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

April 1, 2026
NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026

Wareegtada ka soo baxday xafiiska Gudoomiyaha gobolka Shabeelaha hoose ayaa Ibraahim Xuseen Saalax loogu magacaabay Gudoomiyaha deegaanka Lafoole, sidoo kale Muxyidiin C/kariin Faarax ayaa loo magacaabay gudoomiye ku xigeenka amniga deegaankaasi halka Iimaan Maxamed Cadoow  loo magacaabay Gudoomiye ku xigeen Siyaasada deegaanka Lafoole .

Gudoomiyaha gobolka Shabeelaha hoose ayaa maalmihii la soo dhaafay waday howl wax looga qabanayo amaanka iyo baahiyaha bulshada ku nool wadada xiriirisa Magaalada caasimada ah iyo Degmada Afgooye.

Previous Post

Khasaare dhimasho iyo dhaawac ka dhashey isbuurasho ka dhacday garoon kuyaala Caasimadda Algeria

Next Post

Ra’iisul wasaaraha XFS oo soo xirey Bandhig Carweedka Buugaagta Muqdisho”Sawirro”

Next Post
Ra’iisul wasaaraha XFS oo soo xirey Bandhig Carweedka Buugaagta Muqdisho”Sawirro”

Ra’iisul wasaaraha XFS oo soo xirey Bandhig Carweedka Buugaagta Muqdisho”Sawirro"

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan muhiim ah xarunta Madaxtooyada...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
0

Waxaa maanta xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In