Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gudoomiyaha golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya oo ka tacsiyeeyay geerida Ugaas Xasan Ugaas Khaliif

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Gudoomiyaha golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya oo ka tacsiyeeyay geerida Ugaas Xasan Ugaas Khaliif
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan qoyskiisa iyo qarabaadiisa uga tacsiyadeeyay geerida Allaha ha u naxriistee Ugaas Xassan Ugaas khaliif ugaas Rooble oo ku geeriyooday Magaaladda Muqdisho.

“Innaa lillaah wa innaa ileehi raajicuun Waxaan Umadda Soomaaliyeed guud ahaan qoyskiisa iyo ehelkiisa uga tacsiyadeynayaa geerida Allaha ha u naxriistee Ugaas Xassan Ugaas khaliif ugaas Rooble Waxaan alle uga baryayaa in hoygiisa uu ka dhigo janatul fardowsa kitaabkiisana gacanta midig ka siiyo” ayuu yiri Guddoomiye Maxamed Mursal.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa Sidoo kale sheegay in Allaha ha u naxriistee Ugaaska uu ahaa nabadoon Soomaaliyeed qeyb weyn kasoo qaatay nabadeynta iyo dowladnimada Soomaaliya islamarkaana uu ka baxay guud ahaan Umadda Soomaaliyeed.

Previous Post

Kulan looga hadlayay xoojinta Amniga oo lagu qabtay magaalada Samareeb “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay geerida Ugaas Xasan Ugaas Khaliif

Next Post
Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay geerida Ugaas Xasan Ugaas Khaliif

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay geerida Ugaas Xasan Ugaas Khaliif

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In