Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gudoomiyaha Sh/hoose oo sheegay in amaanka Marko isbedel aad u weyn ku yimid kadib Ciidanka 14-ka Octoobar

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Gudoomiyaha Sh/hoose oo sheegay in amaanka Marko isbedel aad u weyn ku yimid kadib Ciidanka 14-ka Octoobar
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahim Aadan Cali Najax iyo Xubno la socda ayaa shalay Gelinkii dambe waxaa ay agareen Magalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose, iyada oo siweyn halkaasi loogu soo dhaweeyay.

Gudodomiyaha ayaa kulamo la qaatay Maamulka degmada Marka oo uu ugu horeeyo guddoomiyaha degmadaas Cabdullaahi Cali Axmed Waafow,isaga oo kala hadlay sidii amaanka magaaladaas iyo deegaanada kale ee ka agdhow loo sugi lahaa

Sidoo kale guddoomiyaha Gobolka Shabelelaha Hoose Ibraahim Aadan Cali Najax ayaa lagu wadaa in uu Maanta la kulmo Saraakiisha Ciidamada Guutada 14-ka Octoober ee gacanta ku haya Magalada Marka.

“Waxaan aad ugu farax sanahay in aan imaado magaalo madaxdii gobolka Sh/hoose halkan waxaa ka bilaaban doono howlgalo ka dhan ah maleeshiyaadka Al Shabaab oo meelaha qaarkood dadka ku dhibaateeya sida muuqata” ayuu yiri Gudoomiyaha Sh/Hoose oo shalay galinkii danbe gaaray magaalada Marka

Shalay ayaa waxaa Magalada Marka laga dareemay dhaq dhaqaaqyo Ciidan oo ay sameynayeen Ciidamada Guutada 14-ka Octoober.

Tan iyo markii Ciidamada Guutada 14-ka Octoober ay Al-Shabaab kala wareegeen degmada Marka ayaa waxaa magaaladaas laga dareemay isbedel weyn oo dhanka amaanka ah.

Previous Post

Mashaariic horumarineed oo lagu dhagax dhigay degmada Cadalle

Next Post

Mareykanka oo Mexico ka dalbaday ka hortaga muhaajiriinta galaya xuduuddiisa.

Next Post
Mareykanka oo Mexico ka dalbaday ka hortaga muhaajiriinta galaya xuduuddiisa.

Mareykanka oo Mexico ka dalbaday ka hortaga muhaajiriinta galaya xuduuddiisa.

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
0

Waxaa maanta xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In