Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gudoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka oo ka qeybgalay Xafladda arday dhameystay Waxbarshada sare ee Jaamacada Hope

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Jaamacadda Hope ayey ardaydan ka dhameysteen Heerarka Koowaad iyo Labaad ee Waxbarshadda sare.

Intii ay Waxbarashadda soo wadeen ardaydan waxaa ay soo mareen Marxlado kala duwan.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Tiradooda ayaa ka badan 100 arday oo isugu jira wiilal iyo gabdho, Waxaa kala soo qeybgalay qalin jabintooda Gudoomiye ku xigeenka labaad Golaha Shacabka, Xildhibaano, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashadda.

Gudoomiyaha Guud ee Jaamacada Hope Prof Najiib Sheekh Cabdikariim ayaa hanbalyo kadib ardayda ku dhiiro galiyey sida wanaagsan marnaba inay waxbartaan ka labo labo.

Gudoomiye ku xigeenka Golaha Shacabka Mahad Cabdalaha Cawad ayaa sheegay in Waxbarashadu muhiim u tahay qofkasta meelkasta uu aqoontiisa uga shaqeysan maro.

Ugu deyn qaar kamid ah ardayda ayuu Gudoomiyuhu gudoonsiiyey Shahaadooyinkooda iyaga oo wajigooda wajiyadooda ay ka muuqato farxad aad Heerkeedu u sareeyo.

Previous Post

Sudan: Gole ay u dhan yihiin rayidka & ciidamada oo lagu dhawaaqay

Next Post

Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo faah faahin ka bixiyay howlgallo lagu soo qabtay Al-Shabaab

Next Post
Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo faah faahin ka bixiyay howlgallo lagu soo qabtay Al-Shabaab

Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo faah faahin ka bixiyay howlgallo lagu soo qabtay Al-Shabaab

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In