Thursday, March 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guulaha Soomaaliya ay ka gaartay hufnaanta Maaliyadda oo la soo bandhigay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Guulaha Soomaaliya ay ka gaartay hufnaanta Maaliyadda oo la soo bandhigay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guulihii Soomaliya ay ka ka gaartay Hufnaanta Maaliyadda, isla xisaabta iyo kor qaadiida daqliga gudaha si looga cafiyo deymaha balaayiinta doler ah ee Hey’adda lacagta aduunka ku leedahay Soomaaliya ayaa lagu soo bandhigay, waxaana xafladaan ka qeyb galay Raisul wasaaraha dalka, Wasiiro, Xildhibaanno, Guddoomiyaha Bankiga dhexe, marti sharaf iyo mas’uuliyiin kale waxaana soo qaban qaabisay Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya.

Gudoomiyaha Bangiga Dhexe ee Qaranka  Bashiir Ciise Cali ayaa sheegay in Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya ay Hirgalisay nidaam hufan oo leh Hiigsi hagaagsan.

Related posts

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

March 12, 2026
Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026

Sheekh Cali Wajiis oo ka mid ah Culimada Soomaaliyeed waxa uu tilmaamay inay muhiim tahay dadka inay dowladda ku taageeraan bixinta canshuuraha si dalku u gaaro isku filnaan.

Si loo dardar geliyo howlaha Horyaala Wasaaradda Maaliyadda ayaa Guddoomiyaha Gudigga Maaliyada ee Golaha Shacbka Soomaaliya Cali Cabdi Cismaan  waxa uu tilmaamay inay diiradda saarayaan sameynta sharciyada kaabaya.

Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Soomaaliya Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisoow iyo wasiirka Dhallinyarada iyo cayaaraha Marwo Qadiijo Maxamed Diire ayaa Bogaadiyay waxqabadka  Wasaaradda Maaliyadda.

Wasiirka Maaliyadda ee Soomaaliya Dr  Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa u mahadceliyay dhamaan dadkii fududeeyay wixii u qabsoomay Wasaaradda sanadkii tegay, ayna qorsheynayaan in sanadkan ay sii labo jibaaraan howlaha horyaalla.

Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre  oo soo xiray xafladda ayaa sheegay in kor u qaadida dhaqaalaha dalka uu yahay albaabka guusha si loo gaarana loo baahan in la taageero Wasaaradda Maaliyadda.

Ra’isul wasaare Kheyre waxa uu dul istaagay ahmiyada ilaalinta Hantida Qaranka oo ah amaano iyo la dagaallanka Musuq maasuqa  oo uu tilmaamay in bulshada looga baahan yahay inay doorkooda ka qaatan.

27 kadib ayay Dowladda Soomaaliya  ku guuleysatay inay si joogta ah u bixiso mushaaraadka shaqaalaha iyo daqligi loo qoondeeyay Hey’addaha Dowladda, waxaana sare u kacay daqligii gudaha, Beesha caalamka ayaa kalsooni u muujisay dowladda halka Hey’adda lacagta Aduunkana ay Soomaaliya u muujisay rajo ah in lagu cafiyo deymaha lagu leeyahay, waxaana gun dhig u ah howlaha isla xisaabtanka Hey’adaha Qaranka.

Previous Post

Guddiga Madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka oo soo bandhigay Sharruudaha laga doonayo Musharaxiinta u tartamaya Kursi Xildhibaanimo

Next Post

Ra’iisul Wasaaraha oo ka qayb galay munaasabad lagu soo bandhigayay Wax-qabadka Wasaaradda Maaliyadda “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul Wasaaraha oo ka qayb galay munaasabad lagu soo bandhigayay Wax-qabadka Wasaaradda Maaliyadda “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaaraha oo ka qayb galay munaasabad lagu soo bandhigayay Wax-qabadka Wasaaradda Maaliyadda "SAWIRRO"

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

March 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) S/Guuto Ibrahim Mohamed Mahmoud ayaa kulan sagootin iyo dardaaran ah la qaatay ciidamo gaar...

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

HOGGAAMIYEYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI

HOGGAAMIYEYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI

March 11, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Jabuuti kaga qeyb-galay kulan saddex-geesood ah oo ay yeesheen Madaxweynaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In