Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Haween dhameeyay barashada harqaanka oo Dhuusamareeb loogu soo gaba gabeeyay

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Haween dhameeyay barashada harqaanka oo Dhuusamareeb loogu soo gaba gabeeyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiiro ka tirsan Galmudug ayaa ka qayb galay munaasabad lacago iyo qalab kale lagu gudoonsiinayay haweyn Dhuusamareeb ku dhameystay barashada Xarqaanka.

Xarunta Waxbarashada Nabada iyo hormarinta ee Gaalkacyo oo gacan ka helaysa Hay’adda UNHCR ayaa  Magaalada Dhuusamareeb  tababar la xariira xirfada ku shaqeynta Xarqaanka oo socday mudo lix bilood ah maanta ugu soo xirtay 25 gabdhood oo laga soo kala xulay xeryaha ay ku jiraan dadka Barakacayasha ah ee  danta yar iyo qoysaska saboolka ah.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Gabdhahaan ayaa madasha loogu soo xirayay tababarka waxaa ka qab galay Mas’uuliyiin ka socday Maamulka Degmada, Wasaaradaha Haweenka, arrimaha guddaha, waxbarashada, waalidiin iyo masuuliyiin kale waxaa lagu gudoonsiiyay madasha loogi soo xirayay Tababarkan 25  gabdhood Shahaado muujinaysa xirfada ay barteen, Qalabkii xarqaanka oo dhameystiran  iyo lacag shan boqon oo doolar ah si ay shaqa abuur ugu samaystaan dhamantood.

Cabdinaasir Nuur Maxamuud oo ah madaxa Tababar ee Xarunta waxbarashada Nabada iyo hormarinta ee Gaalkacyo ayaa sheegay aqoonta hal abuurka wadata iyo dhaqaalahan yihiin kuwo ay ku kordhinayaan shaqo abuurka.

Xildhibaanad Canab Cosoble  iyo Ahasan kamil mire agaasimaha waaxda Farsamada ee Wasaaradda waxbarashada Galmudug ayaa la dardaarmay Gabdhahan

Wasiir kuxigeenka shaqada iyo Arimaha Bulshada Maxamed nuur diini  ayaa u mahadceshay Xarunt Waxbarashada Nabada iyo hormarinta ee galkacyo waxuuna ugu baaqay gabdhaha la baray xirfada inay ku shaqaystaan.

Previous Post

Guddoomiyaha Degmada Warta Nabadda oo ku deeqday 50 booyadood oo biyo ah

Next Post

MADAXWEYNE FARMAAJO OO BAREYAASHA SOOMAALIYEED UGU HAMBALYEEYEY MAALINTA MACALLINKA SOOMAALIYEED

Next Post
MADAXWEYNE FARMAAJO OO BAREYAASHA SOOMAALIYEED UGU HAMBALYEEYEY MAALINTA MACALLINKA SOOMAALIYEED

MADAXWEYNE FARMAAJO OO BAREYAASHA SOOMAALIYEED UGU HAMBALYEEYEY MAALINTA MACALLINKA SOOMAALIYEED

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In