Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Haween la guddoonsiiyay agab ay ku ganacsadaan “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Haween la guddoonsiiyay agab ay ku ganacsadaan “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qalabkan oo ah kuwa loogu talogalay in lagu iibiyo qudaarta noocyadeeda kala duwan ayaa waxaa ka faa’iideystay 50 ka mida haweenka ka gacansada qudaarta, kuwaas oo baahi weyn u qabay, maadaama qalabkan oo ah mid casriya  uu ka tayo wanaagsanyahay kii ay horey u isticmaali jireyn.

Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda ayaa goob joog ka ahaa munaasabadii lagu qeybinayay qalabkan, waxaana mashruuca Geel uu u soo marsiiyay shirkadda qudaarta ee Somfresh.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Ibraahim Dhaqane Cali oo ka mid ah mas’uuliyiinta Mashruuca Geel iyo madaxa shirkadda qudaarta ee Somfresh Xirsiyo Cabdulle Siyaad oo ka hadashay deeqdan ayaa tilmaamtay inay tahay qprshe shaqo abuur loogu sameeynayo haweenka.

Guddoomiye ku-xigeenka howlaha guud ee gobolka Banaadir Cumar Cali Cabdi ayaa haweenka qalabkan la guddoonsiiyay kula dardaarmay inay uga faa’iideystaan sidii loogu talagalay.

Agaasimeyaasha guud ee Wasaaradaha Beeraha iyo Ganacsiga Soomaaliya ayaa si wadajir a u tilmaamay in mashruucan ay maalgelisay  Geel uuna ku soo aaday xilli aad loogu baahnaa.

Senator Zamzam Daahir Maxamud oo ka mid ah Xildhibaannada golaha Aqalka Sare ayaa xustay in haweenka Soomaaliyeed ay laf dhabar u yihiin bulshada, islamarkaana ay mudanyihiin In la maalgeliyo.

Previous Post

Statement attributable to the UNFPA Representative for Somalia Mr. Anders Thomsen on the rape of a four-year-old girl

Next Post

Tartamayaasha Degmada Buurhakaba oo caawa u soo gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka

Next Post
Tartamayaasha Degmada Buurhakaba oo caawa u soo gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka

Tartamayaasha Degmada Buurhakaba oo caawa u soo gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In