Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Haweenka Magaalada Ceelguule oo deeqo kala duwan gaarsiiyay Ciidamada

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Haweenka Magaalada Ceelguule oo deeqo kala duwan gaarsiiyay Ciidamada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Haweenka Magaalada Ceelguule ee Gobolka Mudug, ayaa deeq taakulo ah oo iskugu jirto Xoolo ,Biyo iyo Cunnooyin ku wareejiyay Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka, Daraawiishta Galmudug iyo kuwa Deegaanka.

Madasha Deeqdaan taakulada ah lagu wareejinayay, ayaa waxaa ku sugnaa Saraakiisha Difaaca, Maamulka Wisil iyo kan dhaghaye waxayna kaga mahadceliyeen Haweenka Ceelguule doorkooda ku aadan garab istaaga Ciidamada.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Qaar ka mid ah Haweenkii Deeq keenay, ayaa sheegay inay ugu talagaleen inay ku dhiirra galshaan geesiyaasha geeska ya’ga oo u dhaartay inay u dhintaan dalkaan,diinta iyo dadkaan.

Guddoomiye ku-xigeenka Wisil Cabdi-garaad, ayaa u mahadceliyay Haweenka Ceelguula iyo Doorkooda ku aadan Taageerida Ciidamada.

Haweenka Soomaaliyeed ayaa door muuqda ka cayaaray dagaalka lagulajiro khawaarijta kaas oo marayo heer gabagabo ah.

Previous Post

Duqa Muqdisho oo xaraga ka jaray Warshada sameynta Macmacaanka ee SOMADO

Next Post

Maamulka Gobolka Banaadir oo talo ka dhiibtay hanaanka Wadahadallada Dowladda Federaalka iyo Somaliland

Next Post
Maamulka Gobolka Banaadir oo talo ka dhiibtay hanaanka Wadahadallada Dowladda Federaalka iyo Somaliland

Maamulka Gobolka Banaadir oo talo ka dhiibtay hanaanka Wadahadallada Dowladda Federaalka iyo Somaliland

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In