Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Haweenka Siyaasadda kujira iyo kuwa Ururadda Bulshada Rayidka oo Midoobaya+Sawirro

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Haweenka Siyaasadda kujira iyo kuwa Ururadda Bulshada Rayidka oo Midoobaya+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kullanka ayaa looga hadlayey sidii loo xoojin lahaa isku xirka Haweenka Siyaasada ku jira iyo kuwa Bulshadda Rayidka hogaamiya iyo sidoo kale sida loo sameyn karo Sharciyo Haweenka Caawiya.

Waxaa ka qeyb galay kullanka Xildhibaanada Haweenka ee ku jira Baarlamaanka Soomaaliya labadiisa Gole iyo sidoo kale Haweenka ku jira Uraradda Bulshadda Rayidka ah kuwaas oo ka shaqeeya Dhiiro galinta Dumarka iyo Harmarkooda.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026

Qorshaha ayaa waxaa kale oo kamida sida loogu baahan yahay Qorshe Baahsan oo Haweenka ka saacidaya Sanadka 2020 inay kaalin fiican ku yeeshaan Siyaasada Dalka.

Sahra Maxamed Axmed Madaxa Ururka SWDC ayaa sheegtay intani ka saacidi karto arrimo aad muhiim iga.

“Runtii in ay isku xirnaadaan Haweenka Siyaasada ku jira iyo kuwa kale ee Ururadda Bulshadda Rayidka ku jira waa talaabo aad fiican waxaana muddo badan soo wadnay sidii aan arrintaas ku hirgalin laheyn runtii”.

Sanater Shugri Aadan Maxamed iyo Xildhibaan Fowsiyo Xaaji Aadan ayaa dhankooda sheegay in haweenku inay isku yimaadaan wax badan ka saacidi karto Hormarkooda iyo Hormarka Dalka.

Xildhibaan Miino Xasan Shibis Gudoomiyaha Haweenka Golaha Shacabka ayaa waxaa ay tilmaantay in Haweenka Soomaaliyeed guul fiican joogaan.

“Waxaan dhihi karaa Haweenka Soomaaliyeed Guul fiican ayey ka soo hooyeen Siyaasada iyo meel kasta oo ay ka shaqeeyaan taasna waxaa ay ku timid dadaal badan oo ay sameeyeen, waxaa Qorshaheena kamida sidii aan ku gaari laheyn in aan midowno taas ayaana Hormarkeena ku xiran yahay”.

 W/D Cali Axmed Sheekh

Previous Post

Shirka qorshaha soo kabashada u adkeysiga Abaaraha oo maanta lagu soo gaba gabeeyn doono dalka Kenya &Sawiro

Next Post

Madaxda Nigeria & Mareykanka oo ka wada-hadli doona Amniga & qodobo kale

Next Post
Madaxda Nigeria & Mareykanka oo ka wada-hadli doona Amniga & qodobo kale

Madaxda Nigeria & Mareykanka oo ka wada-hadli doona Amniga & qodobo kale

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In