Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hawl-wadeenada Madaxtooyada Qaranka oo maanta ka qeyb qaatay Barnaamijka ISXILQAAN

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Hawl-wadeenada Madaxtooyada Qaranka oo maanta ka qeyb qaatay Barnaamijka ISXILQAAN
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka iyo howlwadeenada Madaxtooyada ayaa markii 8-aad ka qeyb qaatay Barnaamijka ISXILQAAN ee dib loogu dhisayo xarumaha danta guud ee dalka.

Dhismaha ka socda Madxafka Qaranka ayay howl wadeenadu ka qeyb qaateen iyaga oo saacado xiriir ah si wadajir ah uga shaqeynayey dib u dhiska goobaha danta guud.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Maryan Aadan Amiin oo ah wakiilka Tiyaatarka, Madxafka iyo Maktabadda ee Barnaamijka Isxilqaan ayaa sheegtay in shaqaalaha Madaxtooyadu ay kaalin muhiim ah ka qaateen Ololaha Isxilqaan.

Dhinaca kale maamulka Madaxtooyada ayaa dhismaha Madxafka uga qeyb qaatay agab kala duwan oo fududeyn doona dhismaha socda waxaana lagu wareejiyay hoggaanka Isxilqaan.

Ku xigeenka Agaasimaha guud ee Madaxtooyada Mudane Cabdullaahi Sheikh Cabdikariin Yuusuf oo hoggaaminayay hawlwadeenada Madaxtooyada ee maanta ka qeyb galay ISXILQAAN ayaa ku dhiirigaliyay Shaqaalaha Madaxtooyada in ay xoojiyaan ka shaqeynta danta guud.

Previous Post

Kullan looga hadlayey sidii loo heli lahaa Ciidan Boliis oo Awood u leh illaalinta ee Xeebaha dalka oo Muqdisho lagu qabtay

Next Post

Guddoomiye Cabdi Xaashi oo ku baaqay in la qoro Riwaayadaha ay sameeyaan Abwaaniinta Soomaaliyeed+Sawirro

Next Post
Guddoomiye Cabdi Xaashi oo ku baaqay in la qoro Riwaayadaha ay sameeyaan Abwaaniinta Soomaaliyeed+Sawirro

Guddoomiye Cabdi Xaashi oo ku baaqay in la qoro Riwaayadaha ay sameeyaan Abwaaniinta Soomaaliyeed+Sawirro

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In