Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hay’ad samafal oo soo bandhigtay baahiyaha ka jirta qaar ka mid ah gobollada dalka “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Hay’ad samafal oo soo bandhigtay baahiyaha ka jirta qaar ka mid ah gobollada dalka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hay’adda Arlaada Aid oo ah hay’ad samafal dadkana ka caawisa dhinacyada nolosha ayaa waxa ay soo bandhigeen maanta markii ugu horaysya wax qabadkoodii mudadii ay jireen, iyaga oo muuqaalo ka soo diyariyay dhamaan tallaabooyinkii ay dhanka horumarka ka sameyeen.

Madaxda Hay’adan oo dadka ka caawisa dhinacyada, Waxbarashada, Caafimaadka, Biyaha, shaqooyinka iyo horumarka dhalinyarada waxa ay soo bandhigeen iskuulo ay ka hirgaliyeen gobolada Baay iyo Bakool, waxay ay soo bandhigeen Biyo qeybin baaxad weyn oo ay deegaanada qaar ka sameeyeen, iyaga oo balan qaaday qodista ceelashada biyaha oo Matooro ay saari doonaan, taas oo dadka ka u fududeyn doonta dhibaatada biyo la’aaneed ee jirta.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026

Waxa ay walaac ka muujiyeen dhibaatada waxbarasho, iyo shaqo, la’aaneed ee ka jirta deegaanno badan oo dalka Soomaaliya ku yaala gaar ahaan deegaanada Baay, Bakool iyo Shabeelooyinka oo xaalada waxbarasho, mida Caafimaad iyo tan Biyo la’aaneed ay tahay mid aan xal loo helin.

Waxa ay ka sheekeeyeen Marxaladihii qaraaraa ee uu dalku soo maray gaar ahaan gobolada Koonfurta Soomaaliya iyo raadadkii xumaa ee ay abaarihii 2010 kii reebeen oo wali aan xal loo helin.

Dhinacyada Beeraha iyo qalabka wax lagu fasho waa kuwo aad baahi loogu qabo una bahan in loo kaco lakin waxa ay mujiyeen in Arlaada Aid ay tabartooda ku dhaqaaqeen kuna sii socon doonan oo ay Ceelasha Biyaha, Waxbarashada iyo Caafimaadka ay diirada saari doonaan.

Dhawaan waxa ay deegaanada qaar ay gaarsiiyeen qalab caafimaad iyo dhaqaalo dadka lagu caawimayo biya dhaamintii ay sameyen waxay ka heleen qibrad ku dhiirogalisay in ay qodaan ceelasha riiga looyaqaan ama matoorka, oo dhaaan ay ku rajo weynyihiin.

Dad badan oo kaga yimid gobolada dalka Maraykanka iyo Canada ayaa aad ugu riyaaqay talaabada gargaar ee ay sameeyeen Arlaada Aid.

IMG_0026 IMG_0047 IMG_0058 IMG_0063 IMG_0072 IMG_0078 IMG_0079 IMG_9557 IMG_9562 IMG_9564 IMG_9567 IMG_9571 IMG_9575 IMG_9582  IMG_9610 IMG_9627 IMG_9630 IMG_9632 IMG_9642 IMG_9649 IMG_9651 IMG_9681 IMG_9694 IMG_9703 IMG_9712 IMG_9726 IMG_9729 IMG_9740 IMG_9752 IMG_9754 IMG_9764 IMG_9770 IMG_9775 IMG_9783 IMG_9802 IMG_9808 IMG_9810 IMG_9824 IMG_9826 IMG_9836 IMG_9849 IMG_9852 IMG_9870 IMG_9879 IMG_9889 IMG_9891 IMG_9898 IMG_9904 IMG_9910  IMG_9927  IMG_9944 IMG_9955 IMG_9966 IMG_9973 IMG_9980 IMG_9984

IMG_9991

Deeqo Warsame (Deeqo SONNA)

Previous Post

Shirkada Polucon Somalia oo bandhigtay badeeco dhacday oo laga soo dejiyay dekedda Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post

Wasiirka Howlaha guud oo ku baaqay in laga qeyb qaato dhismaha xarumaha danta guud “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Howlaha guud oo ku baaqay in laga qeyb qaato dhismaha xarumaha danta guud “SAWIRRO”

Wasiirka Howlaha guud oo ku baaqay in laga qeyb qaato dhismaha xarumaha danta guud “SAWIRRO”

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In