Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hay’adda Bisha Cas oo kaalmo gaarsiisay qoysas markii hore ka soo barakacay Qandala “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Hay’adda Bisha Cas oo kaalmo gaarsiisay qoysas markii hore ka soo barakacay Qandala “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Deeqdan oo isugu jirtey bur, bariis, baasto, sonkor, caano iyo agab kale ayaa hayada bisha cas gaarsiisey inku dhow 400 oo qoys oo dib ugu laabtay degmada Qandala, taasi oo dhowaan laga saaray Maleeshiyada Daacish oo muddo ku siman 40cisho gacanta ku haysay.

Inta badan qoysaskii ka barakacay Qandala ee gobolka Bari ayaa magaalada dib ugu laabtay marka laga reebo qoysas dhowra oo ardaydoodu sanad dugsiyeedkan waxka baranayaan magaalooyin ay ka midyihiin Boosaaso iyo Carmo.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026

Axmed Siciid Qolombi oo uhadlay hay’adda HILAALU AXMAR ee Imaaraadka Carabta ayaa sheegay in deeqdan ay tahay mid bisha cas ugu tala gashay dib udejinta dadkii horay uga barakacay degmada Qandala.

Duqa Degmada Qandalla Maxamed Khuurshe,  Wasiir ku xigeenka Ganacsiga Puntland Cabdirisaaq Nuur Cumar ayaa hay’adaha maxaliga iyo kuwa caalamiga ah ugu baaqay iney ka qayb qaatay dib u dejinta dadkii ka barakacay Qandala, waxaana ay hay’adda bisha cas uga mahadceliyey deeqdan aysoo gaarsiiyey

Qoysaskii dib ugu laabtay degmada Qandala oo qaarkood Warbaahinta la hadleen ayaa dalbaday in deeq intan kabadan oo ka timaada Ummadda Soomaaliyeed, waxaana ay sheegeen in deeqdan ay timid xili ay ubaahnayeen.

Deeqdan lasoo gaarsiiyey qoysaskii ka barakacay degmada qandala mudadii ay daacish gacanta ku haysay waxa noqonaysa tii ugu horeysey oo la gaarsiiyo dadkaasi tan iyo markii ay dib ulawareegeen ciidamada dowlad goboleedka Puntland.

11 22 3333 4444 5555 66666

Previous Post

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Next Post

Dhageyso: Barnaamijka kulanka Todobaadka oo looga hadlay qorshaha baarlamaanka cusub horyaalla

Next Post
Dhageyso: Barnaamijka kulanka Todobaadka oo looga hadlay qorshaha baarlamaanka cusub horyaalla

Dhageyso: Barnaamijka kulanka Todobaadka oo looga hadlay qorshaha baarlamaanka cusub horyaalla

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In