Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hay’adda Hormuud foundation oo billaawday olole deeq lagu gaarsiinayo 10,000 oo qoys+Sawirro

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Hay’adda Hormuud foundation oo billaawday olole deeq lagu gaarsiinayo 10,000 oo qoys+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qeybinta deeqdaan ayaa waxey hordhac u tahay barnaamijka Taakuleynta dadka danyarta ah oo bisha barakeysan ee Ramadaan ay ku caawiso hay’adda Hormuud Foundation, waxeyna hay’addu ugu tala gashay in ay ka faa’ideystaan 10,000 oo qoys(Toban kun oo qoys),iyadoona maanta olole lagu daah-furayay barnaamijkaan deeq lagu gaarsiiyay qoysas ku nool deegaanka KM-13 ee magaalada Muqdisho.

Qaar kamid ah barakacayaasha ku nool KM-13 oo maanta ka faa’ideystay barnaamijkaan ayaa Hormuud Foundation uga mahadceliyay deeqdaan, iyagoo sheegay in waqti ay u baahnaayeen lasoo gaarsiiyay maadaama bisha barakeysan ee Ramadaan maalmo ay ka harsanyihiin.

Related posts

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026

Guddoomiyaha Hay’adda Hormuud Foundation Cabdullaahi Nuur Cismaan ayaa sheegay in barnaamijkaan la gaarsiin doono dhammaan dadka u baahan ee ku nool Gobolka Banaadir madaama ay fooda nagu soo heyso bisha barakeysan ee Ramadaan, cudurka karoona fayrisna uu dadka danyarta saameyn xoogan ku yeeshay.

Previous Post

Khaadkii ugu badnaa oo maanta lagu gubay Muqdisho+Sawirro

Next Post

Wasaaradda Cadaaladda XFS oo Cambaareysay Fal-dembiyeedyada Kufsiga

Next Post
Wasaaradda Cadaaladda XFS oo Cambaareysay Fal-dembiyeedyada Kufsiga

Wasaaradda Cadaaladda XFS oo Cambaareysay Fal-dembiyeedyada Kufsiga

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa gaaray magaalada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In