Saturday, April 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka oo ka warbixisay dadkii ku waxyeeloobay Qaraxii Maxaas

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka oo ka warbixisay dadkii ku waxyeeloobay Qaraxii Maxaas
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Dowlad Goboleedka Hirshabeele Mudane Cabdifitaax Maxamed Yuusuf ayaa soo gaaray Xarunta Howlgalladda Gurmadka Degdegga ah ee Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed.

Agaasimaha ayaa ka waxbixiyey xaaladihii ugu danbeeyey ee Qaraxii ka dhacay Degmada Maxaas ee Gobalka Hiraan, waxa uuna u mahadceliyey Howlwadeenada Hay’adda SoDMA oo kaalin weyn ka geestay Gurmadka Qaran ee loo fidinayo Dadkii ku waxyeeloobay Qaraxii Maxaas.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026

Cabdullaahi Maxamed Cabdi (Qaran) oo ah isku duwaha Howlaha Gurmadka Degdegga ah ee Gurmadka Qaraxii Maxaas  ayaa sidoo kale ka warbixiyey Gurmadka ay wadaan Howlwadeenadda Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka.

Previous Post

Madaxweynaha JFS oo la kulmay wakiilada beesha caalamka ee Soomaaliya

Next Post

Guddoomiye Sheekh Aadan oo kulan la qaatay Madaxa howlgalka Nabad Ilaalinta  Midowga Afrika ee ATMIS

Next Post
Guddoomiye Sheekh Aadan oo kulan la qaatay Madaxa howlgalka Nabad Ilaalinta  Midowga Afrika ee ATMIS

Guddoomiye Sheekh Aadan oo kulan la qaatay Madaxa howlgalka Nabad Ilaalinta  Midowga Afrika ee ATMIS

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray Magaalada Tripoli ee...

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026
0

R/ Wasaaraha Xukuumadda faderaalka Sooaaliya Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu Magaalada Muqdisho ka...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Tripoli, caasimadda...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In