Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hay’adda Nabadsugidda oo soo bandhigtay horjooge lagu tuhmayo in uu ka tirsanyahay UGUS

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Horjooge ka tirsanaa Shabaab oo isku soo dhiibay dowladda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Howlgalkan ciidanka hay’adda Nabad sugida iyo Sirdonka Qaranka  ay 19 bishaan  ka  sameyeen deegaanka   Tareedisho  ee duleedka magalada Muqdisho  ayaa  lagu soo qabtay Libaan Cabdulahi Maxamed oo lasheegay in uu ka tirsan  yahay  ururka  Gumaadka Ummadda Soomaliyeed ee UGUS, isla markaana   lala xariiirinayo  in uu  ka dambeeyey dilal  qorshaysan oo  ka dhacay    gobolka  Benaadir  .

Hay’adda  Nabad sugida  iyo Sirdoonka Qaranka  ayaa Warbaahinta ugu soo bandhigay   xaruunta  Taliska   NISA  Horjogahan iyo   gaari nuuc  raaxada  iyo mooto la sheegay in  lagu fuliyey  qorshihii lagu dilay muwaadiniin Soomaaliyeed

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Afhayeenka  Wasaradda  amniga Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamed yusuf Cismaan ayaa sheegay in horjoogahan lagu soo qabtay howgallo ay ciidamada ka sameeyeen duleedka Muqdisho.

“Gaarigiii  lagu dhibaateyey ama  ka qayb qaatay  dilal  faro badan oo ugu horeyey Allah u naxariistee  Gashanle sare  Dhabareey oo ka tirsanaa Hogaanka socdaalka  iyo jinsiyadaha, sidoo  kale  Cabdifarah Barre Guure  Guddoomiye  ku-xigeenkii  amniga iyo siyaasadda ee degmada Wadajir oo lagu dilay gudaha degmadaasi, sidoo kale  Cumar  Ubax shaqsi lagu magacaabi jiray  oo ka tirsanaa  Wasaradda gadiidka gaar ahan qaybta bixisa  taargooyinka gadiidka  iyo darawalkiisa    Cabdi Barwaaqo lagu magacaabi jiray  ,intasi oo muwaadin ayaa garigaan iyo mootadaan  aad u jedaan lagu dilay, ee ninkaan  la yiraahdo Liiban Cabdullahi Maxamed  oo markii uu howl  galayo ay  kooxda  UGUS isticmaali jiray magacyada Cabdulqaadir, Maxamed Cabdullahi, een iyo ninka labaad oo lagu magacaabo Aadan  Cabdullahi  Maxamed wax ay wateen garigaa ad u jeedan ee Isbaashiyada ah  oo taargadiis  tahay E I  16  04”ayuu yir afhayeenka Wasaradda amniga.

Inkastoo kooxaha Nabadiidka Al-Sahabab ay isku dayayaan in ay dhibaateeyaan bulshada ayaa hadana waxaa bar bar socda howlgallo hay’adaha amniga ay kaga hortagayaan dhibaatooyinkaasi, iyadoo horey loogu guuleystey in la fashiliyo dhagaro badan oo ay soo maleegeen maleeshiyaadka Kooxda UGUS.

 

 

Previous Post

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

Next Post

Waddooyinkii ku xirmay roobadkii ka da’ay Beladweyne oo dib u dayactir lagu bilaabay

Next Post
BELEDWEYNE: Ciidamada dowladda oo ka hor tagay weerar ay Al-Shabaab soo qaadeen

Waddooyinkii ku xirmay roobadkii ka da’ay Beladweyne oo dib u dayactir lagu bilaabay

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In