Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hay”adda Qatar Charity oo mashaariic gar gaar iyo kuwo horumarineed ka fulisay Soomaaliya+sawirro

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Hay”adda Qatar Charity oo mashaariic gar gaar iyo kuwo horumarineed ka fulisay Soomaaliya+sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Howlaha mashaariicda oo isugu jira kuwo gar gaar iyo mid horumarineed ayaa Hay”adda Qatar Charity waxaa ay ka fulisay magaalada Muqdisho iyo qeybo kamid ah gobolada dalka Soomaaliya,kuwaasi oo ay ka faa,ideysteen kumanaan shacab dan yer ah iyo qoysaska haysta agoonta,mashaariicdaan waxay isugu jiraan waxbarashada,caafimaadka,iyo fursadaha dhaqaale abuurka uu ah dadka danyerta ah,sida uu sheegay Cabdinuur Xaaji Cali oo ah madaxa Xafiiska Qatar Charity ee Soomaaliya.

Degmada Xamar Jajab ee Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya Qatar Charity waxaa ay ka hirgelisay Masjid weyn oo lagu magacaabo masjid Jaamaca,kaasi oo loogu talagalay in dadka deegaanku ay cidaabada alle uga faa’ideystaan,culimada iyo shacabka deegaanka ayaana siweyn u soo dhaweyeeyay talaabadan,iyagoo (Qatar Charaty) uga mahadceliyay garab istaaga bulshada.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026

Munaasabadda furitaanka waxaa ka qeybgalay Danjiraha Qatar ee Soomaaliya Xasan Bin Xamza,Safiirka Turkiga ee Soomaaliya Mehmet Yilmaz, Cabdinuur Xaaji Cali,ah madaxa Xafiiska Qatar Charity ee Soomaaliya,culimaa”udiin iyo qeybaha bulshada,waxaana ay ka dambeysay markii la dareemay in baahi loo qabo.

Dhinackale waxaa ay ciid siisay ilaa 500 caruur ah agoon ah kuwaasi oo o kala nool magaalooyinka Muqdisho iyo Hargeysa,iyagoo isla Soomaaliland gaar ahaan magaalada Waridaad Masjid iyo xarun caafimaad,taasi oo ay goob joog ka ahaayeen Wasiirka horumarinta Caafimaadka Soomaaliland Cumar Cali Cabdulle iyo wasiirka arrimaha bulshada Hindo Jaamaca Xirsi kuwaasi oo ka mahadceliyay mashaariicdaasi horumarineed.

Ilaa 11 kun oo qoys ayaa ka faaideyta barnaamijka Afurinta Qatar Charity, ee Muqdisho iyo gobolada dalka inta lagu guda jiro bisha Barakeysan ee Ramadaan,Waxaa sidoo kale jira kumanaan qoys oo kale oo ka faa’ideysta raashiin gar gaar ah oo gobolada dalka loogu qeybiyo.

Waxaa intaasi dheer ilaa 25,000 kun oo caruur agoon ah,kuwaasi oo noloshooda iyo daryeelkooda ay gacanta ku hayso Hay’adda,howlaha gar gaarka ayaa ah kuwo joogto ah,balse waxaa soo weliya howlaha afurinta iyo ciidsiinta danyerta oo sanadkasta ay bixiso.

 

Previous Post

Hay’adaha Samafalka: $710 milyan ayaa loo baahanyahay si sara loogu qaado howlaha gurmadka.

Next Post

Wafdi Ka socoda bank addunka oo Baydhabo gaarey kullana la qaatey Kusimaha Madaxweynaha Kgs .

Next Post

Wafdi Ka socoda bank addunka oo Baydhabo gaarey kullana la qaatey Kusimaha Madaxweynaha Kgs .

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In