Thursday, April 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hay’adda Socdaalka oo tababar la xiriira hubinta iyo Baarista Dukumiintiga safarka ka bilowday Xuduudaha Dalka “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Hay’adda Socdaalka oo tababar la xiriira hubinta iyo Baarista Dukumiintiga safarka ka bilowday Xuduudaha Dalka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa tababar ku saabsan hubinta iyo Baarista Dukumiintiga safarka ka bilowday qaar ka mid ah xuduudaha Dalka, taas oo lagu xoojinayo  aqoonta Saraakiisha Hay’adda ee ka howlgala xuduudaha.

Tababarka ayaa waxaa bixinaya saraakiisha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee xarunta dhexe, iyadoo ay ka faa’iideysanayaan saraakiisha Hay’adda ee ka howlgala xuduudaha Ceelbarde, Tuur-dibi iyo Garoonka Garowe ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Puntland. Saraakiisha ayaa lagu kor tababarayaa shaqada oo socoto.

Related posts

Xafiiska Hantidhowrka JFS oo soo gabagabeeyay Aqoon-isweydaarsi ku saabsan Musuqmaasuqa

Xafiiska Hantidhowrka JFS oo soo gabagabeeyay Aqoon-isweydaarsi ku saabsan Musuqmaasuqa

April 2, 2026
Wasaaradda Gaadiidka Badda XFS oo si rasmi ah u diiwaangelisay markab sita calanka Soomaaliya

Wasaaradda Gaadiidka Badda XFS oo si rasmi ah u diiwaangelisay markab sita calanka Soomaaliya

April 2, 2026

Bar-xuduudeedka Ceelbarde iyo Tuur-dibi ayaa kamid ah xuduudaha dhulka ee laga soo galo dalka, iyadoo saraakiisha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ay hubinayaan isu socodka dadka iyo Gaadiidka ee xuduudda.

Ugu dambeyn ujeeddada tababarka ayaa ah in sare loo qaado aqoonta iyo xirfadda ay u leeyihiin baarista dukumiintiyada, isla markaana ay awood u yeeshan ka hortagga dambiyada socdaalka ee ka dhaca xuduudaha dalka.

Previous Post

Wasiirka Gaashaandhigga oo saxiisay siyaasadda xaquuqda Aadanaha ee Wasaaradda “SAWIRRO”

Next Post

Wasiirka Haweenka oo Madaxweynaha Galmudug kala hadashay qoondada Haweenka “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Haweenka oo Madaxweynaha Galmudug kala hadashay qoondada Haweenka “SAWIRRO”

Wasiirka Haweenka oo Madaxweynaha Galmudug kala hadashay qoondada Haweenka “SAWIRRO”

Xafiiska Hantidhowrka JFS oo soo gabagabeeyay Aqoon-isweydaarsi ku saabsan Musuqmaasuqa

Xafiiska Hantidhowrka JFS oo soo gabagabeeyay Aqoon-isweydaarsi ku saabsan Musuqmaasuqa

April 2, 2026
0

Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS ayaa maanta soo gebagabeeyey aqoon isweydaarsi ku saabsan Qiimeynta Khatarta Musuqmaasuqa, kaas oo socday muddadii...

Wasaaradda Gaadiidka Badda XFS oo si rasmi ah u diiwaangelisay markab sita calanka Soomaaliya

Wasaaradda Gaadiidka Badda XFS oo si rasmi ah u diiwaangelisay markab sita calanka Soomaaliya

April 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa maanta si rasmi ah u diiwaangelisay markab sita calanka...

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

April 1, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug soo gaarsiiyey Kaararka codbixiyaasha hore loo diiwaangeliyey,...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta booqday Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka Banaadir ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In